Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Mucaaridka ah ee Xisbiga Waddani ugu Jira Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay Cida uu Shalay siiyay Codkiisa iyo Sababta Xisbigiisu u soo Sharaxi waayay inuu noqdo Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=fZ_nHdVJpys&feature=share
