Hargaysa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa isaga dab qaaday Maqaaxiyaha ku yaala caasimadda hargaysa Waxaanu la shaaheeyay Dhallinyaro badan oo weydiiyey Su’aalo kala duwan.
Su’aalaha kala duwan ee ay Dhalinyarada Xaafadda Idaacadda qaarkood weydiiyeen Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo mar ay Makhaayad uu Shaah ka cabbayey kula kulmeen iyo Jawaabaha uu ka bixiyey-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
