Bandhiga Ciidul Adxa & Barnaamij Suugaaneed Xiiso Leh DAAWO

Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaynu Ku Jirnaa Maalintii Labaad ee Munaasibadda Ciidul Adxa.

Waxaan Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij uu diyaariyey Telefishanka HCTV Isla markaana ku saabsan dhinaca Suugaanta gaar ahaan heesaha.

https://www.youtube.com/watch?v=m00p4mfOqTw