Hargaysa 02. September 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Fanaanada way nee Guduudo Carwo oo muddo 20 sanadood ah ku xanuunsanaysa gudaha magaalada Hargeysa.
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Fanaanada Guduudo Carwo Oo 20 Sanadood Ku Xanuusanaysa Gudaha Magaalada Hargeysa DAAWO
