Muqdisho 07. September 2017 (SDN/QJ):- Sida lagu sheegay warka ka soobaxay dowladda, waxaa golaha la horgeeyay nuqulka heshiisyo ay dowladda federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Ethiopia 7-dii June 2015-kii kaas oo dhanka Soomaaliya uu u saxiixay Wasiirru Dowlihii Madaxtooyada Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ee dawladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Wasiirul Dawlihii Hore ee Madaxtooyadda Somalia oo Iftiimiyey Nooca uu ahaa Heshiis Dhex maray Xukuumadii Xasan Sheekh Iyo Dawlada Itoobiya DHAGAYSO
