

Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wareysi aad u xiiso badan oo lala yeeshay Aqoonyahanka weyn ee u dhashay dalka Jamhuuriyadda Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samater. Waxaad ka heli doontaa su,aalo iyo jawaabo aad u xiiso badan, oo saabsan doorashooyinka Madaxtooyada ee ka dhici doonta Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan xisbiga KULMIYE ee uu ka tirsanyahay iyo waliba dalalka geeska Afrika.
Prof Axmed Ismaaciil Samatar,Xumada Doorashada Madaxtooyadda Somalilad & Xamaasada Xisbiga uu ka Tirsan yahay ee Kulmiye DAAWO
