Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- La taliyihii hore ee Madaxweyne Siilaanyo isla markaana ahaa Gudoomiyihii Guddidii ugu horaysay ee doorashooyinka Somaliland C.laahi X.Cumar Jawaan ayaa ka hadlay Waajibaadka dal iyo dadba taabanaya ee hor yaala Komiishanka haatan ee doorashooyinka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=Odb8bWYz3TA
