Hargaysa 25. September 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan Cabdi raxmaan ayaa gaashaanka u daruuray Wefti la sheegay inay Yihiin Madax dhaqameedka Qoomiyada Oromada Itoobiya oo Suldaankoodu hogaaminayo oo Socdaal ku imanaya Somaliland.
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Shaaciyay Inaanu Suldaanka Oromadu Somaliland Iman Karin DAAWO
