Barmaamij Xog-Badan Xanbaarsan Oo Diirada Lagu Saarayo Boobka Iyo Musuq-Maasuqa Ay Xukuumadda Kulmiye Ku Kacdey DAAWO

Hargaysa 08. October 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkan oo diirada lagu saarayo boobka iyo dhaca ay xukuumadda KULMIYE kula kacdey hantida kala duwan ee qaranka Somaliland,  waxaan barmaamijikan qodob qodon loogu kala qaadayo musuq-maasuqa kala duwan ee ay ku kacday xukuumadda KULMIYE intii ay taada dalka haysay.