Hargaysa 10. October 2017 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ee Booqashada ku Joogay Xarunta dalka Itoobiya ee Addis ababa ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimadda Hargaysa kana warbixiyey Ujeedadad Socdaalkooda.
Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ku Soo Laabtay Caasimadda Hargaysa Kana Waramay Waxyaabihii ay Ka wada hadleen Iyaga iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya DAAWO
