Hargaysa 15. October 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland kaabiga ku soo haysa doorashadii Madaxtooyadda oo dhici doonta 13-ka Bisha November waxaana Sabtida soo socota oo Taariikhdu tahay 21 Bisha October ka bilaabmi doona guud ahaan dalka Somaliland Ololaha doorashadda Madaxtooyadda.
Xubno ka mid ah Culimadda Somaliland oo Shacabka ugu Baaqay inaanay Loolanka Doorashadu Midnimadooda dhaawicin DAAWO
