Burco 15. October 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer ayaa xisbiga WADDANI ku eedeeyeen inay dhalinyaro ay soo abaabuleen ay soo weerareen xafiisyo xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Burco,waxaana eedayntan si adag uga jawaabay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.
https://www.youtube.com/watch?v=mi53R08yBg8
