Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo ololihii doorarasha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland bilaabmayo, wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay – noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga WADDANI,iyo dhammaystirka maamulada Gobolada qaar , hore wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay Guddiyadii Gobolka Togdheer, ee ololaha iyo maamulka, Gobollada dhimana waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.








