Garowe 24. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt Land Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa Xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland Cabdiqadir Shire Faarax (Ereg) kadib Markii uu Toogtay Taliye ku Xigeenkiisii.
https://www.youtube.com/watch?v=FsGk5Wj1IbQ
