Hargaysa 27. October 2017 (SDN/QJ):-Fariin Kooban oo Ku Socota Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Caasimadda Hargaysa Maadaama Maalinta Beri oo Sabti ah uu Xisbiga Kulmiye u Leeyahay Ololaha Doorashadda madaxtooyadda.
Waxaa Fariintan soo jeedinaya Gudoomiyaha Guddida Kaambaynka ee Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodi Jeex Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe.
https://www.youtube.com/watch?v=ovTnClg4gsY
