Madax Sare oo ka Tirsan Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye oo Maanta Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Dardaaran Faraqyada ugu Guntay DAAWO

Berbera 09 November  2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan golaha wasiiradda iyo mas’uuliyiinta gobolka saaxil ee xisbiga kulmiye ayaa kala qayb galay taageerayaasha xisbigaasi isu soo baxa olaolaha doorashada madaxtooyada.

https://www.youtube.com/watch?v=clKiCstx4O0&feature=youtu.be

https://www.youtube.com/watch?v=CU_wWmyYXDk