Hargaysa 12 November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ololihii saddexda xisbi Qaran ee soo dhamaaday,doorashada madaxtooyada ee barri loo dareerayo,waxaana uu fariin u diray shacabka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=MFHuNbTE8Do
