” Natiijooyinka Saxda Ah Ee Gobalka Saaxil Wali Soomey Bixin Ee Dadka Yaan La Wareerin ..” Kominshanka Doorashooyinka Oo War Cusub Soo Saarey DAAWO

Berbera 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Mas’uuliyiinta Komiishanka Doorashooyinka ee Gobolka Saaxil ayaa Cadeeyay inay u soo dhamaatay Tirintii Codbixiyeyaashii Doorashadda Madaxtooyadda ee Gobolka Saaxil.

https://www.youtube.com/watch?v=IbMTgC4T9kk&feature=youtu.be