Hargaysa 09. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Maktabada qaranka ee Siilaanyo National Library taas oo laga hirgaliyey Caasimadda Hargaysa.
https://www.youtube.com/watch?v=8TcrFuPhPVg
