Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Golaha Wasiiraddii Xukumaddii Madaxwayne Siilaayo ayaa kulan Qado sharaf ah uu u sameeyay Madaxwaynahii hore Mudane Axmed Siilaayo waxaa hakaasi laga soo jeediyay hadalo duur xul iyo kaftan ahaa…
“Ninba Meel Uu Ka Soo Galaba (Xukumadda Muuse Biixi) Waa Lagu Soo Noqon Doonaaye Waxba Ha Deg Degina” Wasiiraddii Hore Ee Siilaayo DAAWO
