Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa markii kowaad waxa uu ka hadlay xaalada deegaanka Tuko-raq waxaanu eedayn xoogan u soo jeediyey Maamulka taagta daran ee Somalia oo uu sheegay inay is diidsiinayaan waaqaca hortooda yaala.
Qoraa Boobe Yusuf Ducaale Oo Jawaab Adag Ka Biixiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Puntland,Eedaymo uu u Jeediyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Aragtidiisa Xaalada Degaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool DAAWO
