Webmaster

    Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo balanqaaday inuu dhamaystiri doono Hawlihii horyaalay Xukuumada uu Xilka kala Wareegayo

    Muqdisho 13.Dec 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay in uu dhammaystiri doono howlihii hor yaallay xukuumaddii uu hoggaaminayay raysul wasaare Shirdoon Wuxuu sheegay in uu ahmiyadda ugu weyn siin doono dib u heshiisiinta, nabadgelyada, howlgelinta hay’adaha dowladda, baahinta maamulka, qabyo-tiridda dastuurka, hirgelinta federaalka, horumarinta gobollada, kobcinta dhaqaalaha, dib-u-habaynta…

    Read More

      Dawlada Kenya oo beenisay xog ay Booliska NY ku sheegeen in ragii weeraray Westgate ay baxsadeen

      Nairobi Dec 13,2013(SDN)-Afhayeen u hadlay ciidamada amaanka ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warbixin ay Talaadadii shaaciyeen Booliska NY oo ay ku sheegeen in ragii weeraray Westgate Mall ay dhici kareyso in ay baxsadeen. Maj.Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in la hayo meydka afartii nin ee weerarka ku qaday xarunta ganacsiga ee Westgate…

      Read More

        Xukuumadda Somaliland Oo Qorshaynaysa Inay Soo Dhaweyn Culus Borama Ugu Samayso Hoggoomiyihii Ku Hungoobay Awdal Sate

        Borama:13-Dec-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa dedaal weyn ugu jirta sidii Hoggaamiyihii hore ee sheegashada Awdal state oo Toddobaadkan caasimadda Hargeysa  soo gaadhay ay soo dhaweyn weyn ugu samayso magaalada Borama oo uu ku sii jeedo. Sida ay sheegayaan wararka hoose ee soo gaadhay shabakadda qurbejoog.com, waxa socda abaabul iyo dhaqdhaqaaq ballaadhan oo uu gadhwadeen ka yahay Guddoomiyaha…

        Read More

          Ganacsade Soomaaliyeed oo toogasho lagu dilay Minneapolis

          Minneapolis Dec 13,2013(SDN)-Booliiska magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa baaraya toogasho lagu dilay nin Soomaali ah oo ganacsade ahaa shalay. Qoyska uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Fuaad Cali ayaa sheegay in uu ifka uga tegay laba caruur ah. Marxuumka ayaa dhaawaciisa la helay saqdii dhexe ee habeenimadii Arbacada ka dibna waxa uu ku…

          Read More

            Magaalada Kismaayo Oo Xalay Lagu Dilay Sarkaal Ka Tirsan Maamulka Jubba-land

            Kismayo:13-Dec-2013(SDN)-Sida ay sheegayaan  wararka ka Imanaya Magaalada Kismayo ee  Xarunta Ismaamulka Jubba-land, waxa Habeenkii xalay halkaas lagu dilay sarkaal ka tirsan Maamulka Halkaas ka arrimiya. Rag hubeysan, ayaa waxay Sarkaalkan ku dishay ilinka hore ee hoygiisa, xilli la sheegay in uu soo fadhiistay, kadib markii Salaaddii Maqrib uu ku soo tukaday Masaajid u dhow hoygiisa,…

            Read More

              “imika waxa lagu baayacmushtareeyaa oo ay xukuumaddu wax ku bixisaa qofku intuu meel istaago inuu yidhaahdo state Baan ku dhawaaqay, taasina waxay dhiirrigelinaysaa in cid waliba calan qaadato…..” Muj. Xasan Guure.

              Hargeysa:13-Dec-2013(SDN)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka  Mujaahid Xasan Guure  Jaamac ayaa xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Eedeeyey inay Lumisay Goboladdii dalka ugu muhiimsanaa, isla-markaana sababtay in Cadawgu cidla ka helo. Xasan Guure Jaamac  oo  La Hadlay qaar ka mid ah warbaahinta, ayaa tilmaamay inaanay xukuumadda ka muuqatanin wax qiimayn…

              Read More

                Xildhibaan Qabile: waxaan halkan uga dirayaa golayaasha sharci dajinta inay simug leh isugu diyaariyaan samata bixinta dalkan iyagoo umaraya dastuurka iyo xeerarka dalka

                Hargeysa Dec 13,2013(SDN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile ayaa qoraal iyo tix gabaya oo uu tiriyay ayaa uu ku sheegay in dalku u baahan yahay bedbaado ka timaada golleyaasha sherci dejinta qaranka. ” Sida uu jidaynayo dastuurka qaranka jamhuuriyada somaliland iyo xeerarku dalku mabanaana in lagula  kaco dil aan shareecadu ku jidayn ruuxnaba, hadaba sida ay bulshadu…

                Read More

                  Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee dalka uganda abdi risaaq mohamed dauud cigaal oo hanbalyo uu diraya xilka cusub ee guddomiyaha xisbiga ucid dalka uganda khadar bitijoor‏

                  Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee dalka uganda abdi risaaq mohamed dauud cigaal oo hanbalyo uu diraya xilka cusub ee guddomiyaha xisbiga ucid dalka uganda khadar bitijoor oo loo magacaabay waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Khadar bitijoor jagada loo magacaabay oo ah Guddomiyaha xisbiga ucid laanta uganda kampala isago horeba aanu ugu aqoonsanayn horena uu aad iyo aad…

                  Read More

                    1. Blessed alliance republicans acs the kings 2. Author AHAMMED TT MPA Dr. of Pol eng. Ahammed Abdi Ibrahim Egal PE&A

                    Blessed alliance republicans acs the kings Author AHAMMED TT MPA Dr. of Pol eng. Ahammed Abdi Ibrahim Egal PE&A boqor2010@gmail.com +25679317722. submitted by togaherer khaddar bitijoor MPA taken by AAI the latest white president with the second term of the first with second term of the first black Adam 2013 ¼ Africa was airlines divided…

                    Read More

                      Somaliland: A Nation of Integrity and Liberty

                      By Mohamed A. Mahmoud (Barawaani) Somaliland is a nation that has attributes of full Muslim – Suni, associate with Arab cultures, and share some thoughts with Somali Ethnic, no emblematical African peculiarities is seen in this backdrop. Somalilanders are very proud egalitarian society, pretend many good practices of western advanced political trajectory as role model…

                      Read More

                        The Corruption Overburdened Government of Somalia

                        Somalia, ex-Italian Somalia, is the most corrupt state in the world, according to the latest index compiled by the Berlin-based corruption watchdog Transparency International. U.N. and EU are trying to paint a dark picture of the corruption in Somalia, which could put off the countries that bankroll the country’s budget. The reports highlighted all forms…

                        Read More

                          Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo ka hadlay dareenkiisa ku aadan Xilka loo Magacaabay {DHAGAYSO}

                          Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133   Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed. Madaxweynaha ayaa wuxuu yiri” Waxaan magacaabay Cabdiweli Sh. Ahmed oo aan aaminsanahay in uu yahay shaqsiga ugu haboon shaqadaan oo dib u dhiska dalka iyo ka soo…

                          Read More

                            Halkan ka Daalaco Taariikhda,Nolosha,Iyo Waayo aragnimada Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia loo Magacaabay

                            Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)- Dhamaanba bah’da ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa nuqul ka mid ah taariikh nololeedka C/wali Sheekh Axmed oo noqday  Ra’isal Wasaaraha Cusub ee Somalia isla markaana bedelaya Ku Simaha Ra’isal Wasaaraha Somalia . Hadaba halkan ka aqriso Taariikh nololeedka C/wali Sheekh Axmed ABDIWELI SHEIKH AHMED MOHAMED 1. PERSONAL…

                            Read More

                              Hargaysa oo Aas Qaran loogu sameeyay Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir Kurtin oo Kaalin Mug leh ka soo qaatay horumarka Caasimada {DAAWO VIDEO}

                              Hargaysa 12.Dec 2013 (SDN)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Siyaasiyiin aqoon yahano,Culimaa-udiin,Salaadiin iyo Dadweyne Tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loo sameeyay alle ha u naxariistee Marxuun Cumar Maxamed Jaanbiir oo ku magac dheeraa “Kurtin”,Mudo badana ka soo shaqaynayay Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa . Madax kala duwan…

                              Read More

                                Somali President Appoints New Prime Minister

                                Mogadishu, 12 Dec 2013 (SDN) -Somalia’s president has appointed a new prime minister – the second prime minister the horn of Africa country has had in 14 months. Abdiweli Sheikh Ahmed was named prime minister in a press conference held on Thursday at Villa Somalia – the heavily guarded presidential palace in the Somali capital,…

                                Read More

                                  War Deg Deg ah “Madaxweynaha Somalia oo Magacaabay Ra’isal Wasaare Dhalashadiisu tahay Dalka Canada”

                                  Muqdisho 12.Dec 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdiweli Sheekh Axmed u magacaabay raysul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya. Cabdiweli Sheekh Axmed waa aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa xarunta madaxtooyada ee Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo uu ku magacaabay raysul wasaaraha cusub. Cabdiweli waa aqoonyahan Soomaali ah oo…

                                  Read More