Webmaster

    A New Deal for Somalia: How Can it Work?

    The European Union and the Somali government spent months preparing for a conference on Somalia, which was held in Brussels on September 16.  Declared as “A New Deal for Somalia” the one day affair’s purpose was to accomplish two things: Focus the attention of the international community on the progress made in Somalia over the…

    Read More

      Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Jabuti oo ka wada hadlay aragtidooda Maxkamada dhagaraha addduunka ee ICC

      Addis Ababa 12.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya shirka madaxda Afrika ee Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa ka hor kulanka la kulmay dhiggiisa dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo kala hadlay iskaashiga labada dal iyo aragti mideysan oo ku aaddan arrinta maxkamadda dambiyada caalamiga ee ICC oo looga…

      Read More

        Golaha Guurtida oo ansixiyay Qaadhaan lacageed kaga qayb qaadanaya Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco

        Hargaysa 12.October 2013 (SDN)- Mudanayaasha Aqalka Guurtida Somaliland ayaa Maanta Ansixiyay Boqol Dollar oo u dhigantay ilaa todobaboqol oo Shilling-ka Somaliland ah, kaasi oo ay ka jarayaan Mushaharkooda mudo hal sano ah si ay ugu deeqaan dhismaha wadada Ceerigaabo.   Mudanayaasha ayaa u codeeyay soojeedinta Guddi hore golahaasi ugu saaray ka talabixinta Boqolkaasi oo mudane…

        Read More

          Sierra Leone takes precautions against al-Shabab

          Freetown, Oct 12, 2013 (SDN) -Sierra Leone officials say they are bolstering security in response to the heightened threat posed by the Islamic extremist rebels of al-Shabab, expressing concern the West African nation could be targeted because of its support for peacekeeping operations in Somalia. Francis Munu, police inspector general, said at a meeting Wednesday…

          Read More

            War Deg Deg ah : Abwaan Cabdi Waaxid Cali Gamadiid Oo Ciidan Boolisku Ay Xabsiga u taxabeen magaalada Hargaysa.

            Hargaysa12Oct13(SDN)Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Oo kamid ah Abwaanada Da’ada yar Ee reer Somaliland Ayaa  Ciidanka  Boolisku Ay U taxaabeen Xabsiga isaga Oo Ku sugnaa Gudaha Magaalda Haargeysa Gaar ahaana Hotel Dalxiis Halkaaso ay Ka Kaxeeyeen Ciidan Boolisku, Sabadta Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Loo Xidhay ayaa Loo malaynayaa inay Tahay Gabaygii Uu dhawaan U…

            Read More

              Walaahi Inaan Sidan Lagu Joogayn Oo Halkani(Berbera) Dib U xorayn Bay U Baahan tahaye Ku Talo Gala.” Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne.

              Berbera:12-Oct-2013(SDN)-Afhayeenka madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Ibraahim Xuseen Dhegoweyne ayaa tilmaamay inay Magaalada Berbera u baahan tahay Dib  u Xorayn lagaga gilgilanayo tallaabooyinka ay xukuumaddu ka waddo halkaas, waxana uu sheegay inay dib u dhac badan tirsanayaan shacabka Magaaldaas ku nooli. Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne oo ka  ha dadlayey soo dhaweyn Maalintii shalay magaalada Berbera loogu…

              Read More

                Wax Garad Iyo Cuqaal Dawladda Somaliland Ka Dalbaday Inay Tallaabo Ka Qaaddo Shabakad arrimo Foolxumo ah Masuuliyiin Ka Qortay

                Hargeysa:12-Oct-2013(SDN)- Xubno ka tirsan Waxgaradka iyo Odayaasha Beelaha Deggan Somaliland, ayaa si kulul u Beeniyey War Shabakadda wararka ee Balligubadle Media ka qortay Siciid Axmed Jaamac oo ah Muwaadin reer Somaliland ah.   Odayaashan ayaa ayaa meesha ka saaray war ay shabakaddani ku sheegtay in Siciid Axmed Jaamac uu ka tirsan yahay ururka Alshabaab, waxana…

                Read More

                  “Hay’ad wax ay qabato aan la garanayn oo lagu magacaabo NDC. Ayaa la Miisaaniyad ah 11-waasaradood oo waaweyn, taasina waxa ay caddaynaysaa in Lagu Saleeyey Nin Jeclaysi……..” Qaasim Sheekh Ibraahim

                  Hargeysa:12-Oct-2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo waaweyn u so jeediyey Odoroska Miisaaniyad-sanadeekda 2014-ka  oo haatan dooddeedu ka socoto Golaha Wakiillada Somaliland. Hoggaanka sare ee xisbiga waddani Oo Maalintii shala shir Jaraa’idku qabtay Xarunta Gobolka M\jeex ee xisbiga, ayaa si faahfaahsan Bulshada ugu soo Bandhigay xagal-daacyada Muuqda eek a soo ifbaxay Miisaaniyadda wasiirka maaliyaddu dhawaan…

                  Read More

                    Misaaniyad Mala-Awaal ah oo aan xisaab celin laheyn + Mala -Awaal cusub oo gaadhaya 212 Miyan oo dollar oo indho sarcaad qaawan ah

                    Dakhliga miisaaniyadu sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan qiyaas (projections)  Taas oo ka bud-dhig u-ah siyaaasada qaranka  kana turjumeysa mar-walba  baahiyaha dhaqan dhaqaale ee dhabta ah ee wadanka ka jira sida baahiyaha adeegyada aas-aasiga ah ee kowaad ee nolosha bulshada  sida biyaha, caafimaadka,degaanka iyo xoolaha,kor u-qaadista waxbarashada gaar ahaan farsamada gacanta, kor-u-soo…

                    Read More

                      Madaxweyne Xasan Sheekh oo Iskaashi Caalamka kala yeelanaya Xidido u saarida Kooxda Alshabaab

                      Muqdisho 11.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sheegay in caalamka ay kala kaashanayaan sidii al-Shabaab looga ciribtiri lahaa dalka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in marka uu berri ka qeyb-galo shirka hoggaamiyaasha Afrika ee ku saabsan maxkamadda dambiyada caalamka ee ICC-da ay si wadajir ah farriin ku…

                      Read More

                        Midowga Africa oo ka Wada Xaajoonaya waxa ay ka Yeelayaan Maxkamada dhagaraha adduunka ee ICC

                        Addis Ababa 11.October 2013 (SDN)- Magalaada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa maanta 11 Oct, 2013 ka furmay shir Midowga Afrika ay uga arinsanayaan Maxkamada Danbiyada Caalamiga ee ICC. Midowga Africa  ayaa ku edeeyay ICC inaysan dhexdhexaad  u ahayn Qaarada Afrika, ayna bartilmaameedsaneyso hogaamiyaasheeda. ICC ayaa xadgudubyo ka dhana bini’aadanimada u haysata Madaxweynaha Kenya…

                        Read More

                          Al Shabaab oo Mar kale ka Dhawaajiyay Weeraro ay la Maagan yihiin Wadamada Kenya iyo Uganda

                          Muqdisho 11.October 2013 (SDN)- Xarakada Al-Shabaab ayaa mar kale ku hanjabtay inay weeraro ka geysaneyso dalalka Uganda iyo Kenya oo horay weeraro ugu qaaday.   Horjoogaha Al-Shabaab ee Gobolada Jubooyinka C/raxmaan Xudeyfa oo wareysi siiyay Idaacada Andulus ee ku hadasha afka falaagada Al-Shabaab ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay weeraro ka geystaan dalalka Uganda iyo Kenya….

                          Read More

                            Kenya: oo Xabsiyada u Taxaabtay dad Somaliyeed oo Xujay ah iyo Safiirka Somalia ee Kenya oo ka hadlay

                            Nairobi 11.October 2013 (SDN)- Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Kenya Max’ed Cali Ameeriko ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ilaa 23 muwaadiniin Soomaaliyeed ah lagu xir xiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Dajiraha ayaa sheegay in dadka la xiray ay ahaayeen Xujey ku sii jeedaydalka Sacuudiga, kuwaas oo baasaboorro Soomaali ah oo ay wateen loo saaray…

                            Read More

                              “Waanu idiin balan qaadaynaa,in aanu doonayno inaanu n Qaranka wax tayo leh ugu tagno” Garyaqaanka Guud ee Somaliland

                              Hargeysa 11.October 2013 (SDN)- Garyaqaanka Guud ee dawlada Somaliland Ibaarhim Iidle Sulaymaan ayaa  soo gabagabaayey shir qaran oo lagu fallanqaynayey  qabyo-qoraalka Xeerka Nidaamka Xukuumadda. shirkani  oo hudheelka Mansoor ee magaalada Hargeysa ka soconayey muddo laba maalmood ah ayaa maanta lagu soo xidhay waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka kala socday hay’aha madaxbannaan ee dawliga, wasaaradaha iyo…

                              Read More