Webmaster

    Kastam Xuduuddeedka Lawyo-caddo Oo Cashuurtii Gaadiidka iyo Dal-ku-galka Gacmaha Ku Urursaday Iyo Cabashada Dirawallada

    Lawyo-caddo:13-2013(SDN)-Khilaaf hab sami u socodkii shaqada xannibay ayaa  shalay ka dhex abuurmay labada xafiis ee Waaxda socdaalka ee Magaalo-xuduudeeda Lawyo-caddo iyo Kastamka Cashuuraha ee magaaladaasi, kadib markii xafiiskaasi ay ka go’een buuggaagta cashuur qabashada (receipts), Takaaliifta, iyo dal ku galka (Vissa) ee wasaaradda Maalliyadda.   Khilaafkan ayaa la sheegay inuu sababay in gabi ahaanba shaqadii…

    Read More

      Maraykanka oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Dual Track Policy iyo Guddoomiye Faysal oo eediisii Silaanyo dhabowday

      Maraykanka oo Ku Dhawaaqay Inay Joojiyeen Dual Track Policy.  Shacabka Somaliland oo Ka Xumaaday Siyaasada Arrimaha Dabada ee Dowlada Kulmiye.    Baahida Weyn ee Loo Qabo Shirweyne Qaran Sida uu Ku Taliyay Gudoomiyaha UCID Faysal Waraabe. Waxaa cadaatay inuu Gudoomiye Faysal Waraabe noqday ninka kaliya ee muujiyay wadaniyad xad dhaafa, oo ka qeylinaya Xaalada Dalku ku…

      Read More

        US:Our dual-track approach concluded with the successful completion of the Djibouti Peace Process and the recognition of the Federal Government of Somalia

        Security and Governance in Somalia: Consolidating Gains, Confronting Challenges, and Charting the Path Forward Testimony Linda Thomas-Greenfield Assistant Secretary, Bureau of African Affairs Before the Senate Foreign Relations Committee Subcommittee on African Affairs Washington, DC October 8, 2013 Good afternoon, Chairman Coons, Ranking Member Flake, and distinguished Members of the Committee. It is my pleasure to…

        Read More

          Fashilaadii ugu Xumeyd ee Axmed Siilaanyo:Dawlada Mareykanka oo Joojisay Siyaasadeedii Soomaliya ee “dual-track” policy

          Washington Oct 13,2013(SDN)-Warbixin ay ka hor jeedisay Aqalka Senate-ka Kaaliyaha Xafiiska umuuraha Africa ee wasaarada arrimaha dibedda Linda Thomas-Greenfeild ayaa waxa ay uga warantay xaaladihii u denbeeyay ee dalka Soomaaliya. Marwadu waxa kale oo ay ka warantay isbedel ku yimi siyaasada dalka Mareykanka ee ku wejahan dalka Soomaaliya. “Siyaasadeenii ku wejahneyd dalka Soomaaliya ee  “dual-track”…

          Read More

            Shaqaaqadii Deegaanka Qararro Oo Meel Fiican Maraysa iyo Xukuumadda Oo Casharro Wax Ku Ool ah Ka Faa’iidday

            Qarraro13-2013(SDN)-Wali waxa lagu Hawllan yahay Hoos U dhigidda Shaqaaqo Toddobaadkii Hore ka dhacday Deegaanka Tuulada Qararro ee Gobolka Saraar, waxana jira Raji fiican oo arrintaas lagu soo afjaro. Dhibaatada oo Dhimasho keentay ayaa ka bilaabantay khilaaf laba beelood ku dhex maray qodista Baraago Biyaha laga cabo, waxana ay taasi daaha ka qaadday  dhibaatada muranka dhulku…

            Read More

            Tababare Diamantino Miranda oo Lagu Amrey Inuu 48-Saacadood Kaga Baxo Mozambique Muxuuse Galabsadey? By Jaahuur.

            Mozambique-Oct-12-2013- (SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu maanta ula qaxaynaa xagaaiyo Afrika iyo Wasiirka Shaqaalaha ee Mozambique Helena Taipo oo cambaareysey Tababare Portaqiis ah oo aflagaadeeyey dalka. Tababarahan oo lagu magacaabo Diamantino Miranda macalina u ah kooxda Costa do sol Club kana dhisan caasimadda Maputo,waa inuu Sabtida ka baxaa waddanka sidaana waxaa ka dhawaajisey Helena. Bishii aynu soo…

            Read More

              Wasiirka Madaxtooyada iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ku sii Jeeda Magaalada Ceerigaabo iyo Ujeedaada Safarkooda

              Hargaysa 12.October 2013 (SDN)- Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa Galabta u caraabay Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceerigaabo oo ay safar ugu baxeen.                     Ujeeda safarka wasiiradaasi uu hogaaminayo wasiir Xirsi ayaa lagu sheegay in ay ka mid tahay…

              Read More

                AU Says Kenya Leader Should Not Go To Trial

                Addis Ababa, Oct 12, 2013 (SDN) -African leaders have said the November trial of Kenya’s president at the International Criminal Court should be delayed, and that if it was not, he should not attend. An African Union summit on Saturday called on the UN Security Council to defer the trial under article 16 of the…

                Read More

                  Weftigii Wasiirada ee Ceerigaabo ku Sugnaa oo Shaaciyay inay soo afjareen Muran ka Taagnaa Magaaladaas,isla markaana soo indho indheeyay Goobta ay ka socoto wadada Ceerigabo iyo Burco {DAAWO}

                  Ceerigaabo 12.October 2013 (SDN)- Weftigii Wasiirrada ee socdaalka shaqo ku joogay  Gobolka Sanaag ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay ka socdaan hawlaha ay Qiimaynta ka wadaan Khubarada ku hawlan dhismaha wadada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, kaasi oo ka bilaabmay duleedka magaaladda Ceerigaabo. Weftigu waxay sheegeen in Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud…

                  Read More

                    Wasiirul dawlaha Maaliyada oo Jawaab celin ka bixiyay Dhaliil uu Xisbiga Waddani u soo Jeediyay Odoroska Miisaaniyada {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 12.October 2013 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyadda Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi Saleebaan Diiriye ayaa maanta shir jaraa’id oo ay xarunta wasaaradda ku qabteen waxa ay kaga hadleen warar ay ku sheegeen inay yihiin kuwo wax kama jiraan ah oo ay hore warbaahinta ku faafiyeen mas’uuliyiin ka…

                    Read More

                      Xukuumada Federaalka oo Heshiis la Saxeexatay Bankiga Horumarinta Islaamka

                      Muqdisho 12.October 2013 (SDN)- Wasaaradaha horumarinta adeegga bulshada, maaliyadda iyo Kheyraadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis 32 milyan oo doolar loogu deeqaayo Soomaaliya kula saxiixday Bankiga Horumarinta Islaamka. Wasiirka wasaaradda horumarinta adeegga Bulshada Maryan Qaasim ayaa warbaahinta u sheegtay in deeqda ay kaalmo uu bankiga gacan uga gaysanayo horumarinta biyaha, waxbarashada iyo…

                      Read More

                        Shirkii Midowga Afrika oo la soo gabo gabeeyay,laguna Go’aamiyay inaan Maxkamada ICC u Yeedhi karin Madaxweyne amase ku Sime Madaxweyne

                        Addis Ababa 12.October 2013 (SDN)-Shirkii madaxweyneyaasha waddamada Midowga Afrika uga socday dalka Ethiopia ayaa lasoo gaba-gabeeyay maanta, iyadoo laga soo saaray go’aanno ay ka mid yihiin in aanan maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada (ICC) looga yeeri Karin madaxweyne ama ku-sime madaxweyne inta uu xilka haayo. Madaxda Afrika ee shirka ka qeyb-galay ayaa isku raacay in…

                        Read More

                          Wefti ka Socda Dawlad deegaaneedka Somalida Itoobiya oo Booqasho hargaysa ku Yimid {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 12.October 2013 (SDN) Wefti uu Hoggaaminayo Madaxa xarunta dhexe ee xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomaalida itoobiya ayaa maanta booqasho ku yimid Somaliland, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa ee xarunta Somaliland. Weftigan oo ay Xubno ka Yihiin Wasiiro ka Tirsan Is Maamulka Somalida Itoobiya waxaana Soo dhawayntooda ka qayb qaatay Xubno ka Mid…

                          Read More

                            “Maamulka Hawada Somaliland lagama Maamuli karo Somalia iyo Meel Kale toona” Wasiirka Duulista iyo Hawada {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 12.October 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Duulista iyo hawada ee Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay arrimo ku saabsan Maamulka Hawada Somaliland iyo Somalia isagoo sheegay in aan Hawada Somaliland laga Maamuli karin dalka Somalia iyo Meel kale Toona . Wasiir Maxamud Xaashi…

                            Read More

                              Ra’isal Wasaare Saacid oo ka Hadlay Ahmiyada ay leedahay Midnimada Somalia

                              Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon oo maanta shir Jara’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay maalinta calanka Soomaaliya iyo muhiimada ay u leedahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ummada Soomaaliyeed dibad iyo gudaba uga hambalyeeyay munaasabada maalinta calanka Soomaaliyeed. Ayada oo ay ka soo wareegtay 59 sano maalintii…

                              Read More