Laba ka mid Ah Gaadiikii Yaryaraa EE 999-ka oo si xun isugu dhacay iyo Dirawaliintii Wadday oo xabsiga loo Taxaabay
Hargeysa:4-aug-2013-(SDN) Lab aka mid ah Baabuurtii Booliiska ee 999(oto oto) ee dhawaan Wasiir Cali Warancade u Iibiyay Booliiska, ayaa shalayiigalabta afurkii ku dul burburay biriishka labaad ee Caasimadda Hargeysa, kadib markii iyaga oo is eryanaya ay isku dhaceen. Qof Goob jooge ahaa ayaa warbaahinta u in sheegay labada baabuur uu khasaare balaadhani soo gaadhay kadib…
