Webmaster

    Mujaahid Cali Gurey:Shicibkii Somaliland markay Madaxwayne u doorteen Axmed Silanyo oo Kulmiye ah waxay noqdeen waraabihii hasha qabsaday ee markuu soo legday ay isagii ku soo dul dhacday

    Hargeysa Aug 05,20139SDN)-Mujaahid Cali Maxmed Yusuf oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga UCID ayaa mar kale ka warbixiyay dhaxalka reer Soomaaliland ee Doorashadii madaxweyne Axmed Siilaanyo. Mujaahidka oo lagu tiriyo dadka faro ku tiriska ah ee sida weyn uga xoghayaha sooyaala madaxweynaha haatan ayaa barta Internetka ee Facebook ku cabiray araadiisa hogaanka madaxweynaha iyo Xukuumadiisaba,isag oo…

    Read More

      Somali Journalist Survives Assassination Attempt

      Radio Galkayo Director Awil Mohamud Abdi survived an assassination attempt Friday (August 2nd), according to a press release from the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Assailants followed Abdi as he returned home from the Radio Galkayo offices late Friday night, and fired seven bullets through his bedroom window. Abdi dropped to the floor, however,…

      Read More

        Somaliland oo War Farxad leh oo la Xidhiidha Shidaal-qodista ka heshay Shirkadda Genel

        London:5-aug-2013 (SDN)Shirkadda baadhista iyo soo saarista Genel ayaa shaacisay iney rajo wanaagsan ka qabto shidaal laga soo saaro deegaanada Somaliland oo sahaminteeda ka bilowday muddo aan sidaas u sii fogayn. Wargeyska Telegraph  ee Dalka England oo warbixin ka diyaariyay howsha sahaminta shidaal ee Genel ka hayso Somaliland, ayaa waxay warbixintu sheegeysaa in horumar ballaadhan laga…

        Read More

          Shirar uu soo Abaabulay Ra’isal wasaare Saacid oo lagu Dersayo Xuquuqal- insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo Mugdisho ka Socda

          Mugdisho:5-aug-2013 (SDN) Waxa Maalintii Shalay shir Lagu horumarinayo xuquuqda muwaadiniinta Somaliyeed uu ka dhacay xarunta Madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen Xooghayaha Golaha Wasiirada & Baarlamaanka Mudane Calas Maxamuud Jamac Juge, Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Dowladda, Guddiga KMG Madaxa Bannaan ee Xaqiiqa Raadinta Tacadiyada ka Dhanka ah Xuquuqal Insaanka (Human Rights Task Force) iyo Danjiraha Jamhuriyada…

          Read More

            Beledweyne:Nin ku eedaysnaa Dilka Nabad-doon caan ahaa oo Maanta Xukun lagu Fuliyey

            Baledweyne:5-aug-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku filaysay gacan ku dhiigle magaalada Beledweyn hore ugu dilay nabaddoon si weyn looga yaqaanay gobolka Hiiraan kaas oo ka  dhacay meel fagaare ah oo ku taala magaalada Beledweyn,   Afhayeenka maxkamada ciidamada Qalabka sida G/Sare C/llaahi Muuse Keyse, ayaa warbaahinta  uga waramay xukunka ay…

            Read More

              Burco: Dicreetadii Madaxweyne Siilaanyo ku Joojiyey isticmaalka Khaldan Ee Hantida Dawladda oo waxba kama jiraan noqotay iyo masuuliyiinta Dawladda Hoose oo Hantidii dawaladda maroorsaday

              Burco:5-aug-2013 (SDN)-Masuuliyiinta Dawladda Hoose Ee Burco, ayaa Dawlada  boob xoogan ku haysa  dhulkii danta guud, kadib markii  tiroba laba kaalmood oo ka mida kaalmihii dawladii hore ee siyaad Bare lahayd  ay mulkiyado ugu samaysay dad shicib ah hore gacanta ugu hayey. Arintan ayaa sababtay qaylo-dhaan ka soo yeedhaysa Isu-duwaha Wasaaradda hawlaha guud ee Gobolka Togdheer…

              Read More

                Madaxda Ciidamadoodu Soomaaliya Joogaan oo goaansaday in Kismaayo Lagu Wareejiyo dawlada Dhexe

                Kampala Aug 05,2013(SDN)-Madaxda dalalka Ciidamadoodu ka tirsan yihiin ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya oo uu weheliyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulamo dhawr cisho qaatay oo ay ku yeesheen magaalada Kampala waxa ay ku goaansadeen in magaalada Kismaayo lagu wareejiyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxda Kampala ku kulmay ayaa kala ahaa Madaxweynaha Ugaandha Yoweri Musafeni,Kenya,Uhuru…

                Read More

                  Xukuumada Axmed Siilaanyo oo laga waayay cid Beenisa in Wasiir reer Soomaaliya ahi Hargeysa ku sugan yahay,iyo Hawlwadeen hawshaa dusha u ritay

                  Hargeysa Aug 05,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ilaa iyo haatan iska soo saari kari la cid ka jawaabta sababaha wasiirka arrimaha Guddaha Soomaaliya ugu sugan yahay magaalada Hargeysa. Balse waxa maanta jawaabta Beeninta ee socdaalka wasiirka Soomaaliya ee Hargeysa isku qaaday Hawlwadeen ka tirsan wasaarada Duulista iyo Hawada Somaaliland. Cabdilaahi Axmed Caarshe oo wasaarada Duulista u qaabilsan…

                  Read More

                    DAAWO:GUDOOMIYAHA GOBOLKA TOGDHEER AYAA MAAANTA KU WAREEJIYAY DEGMADA QORYAALE GAADHI LOOGU TALAGALAY DABOOLIDA BAAHIDA DEGAANKAAS

                    Qoryaale Aug 05,2013(SDN)-Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa guddoonsiiyay degmeda Qoryaale ee gobolkaasi Gaadhi loogu adeegayo degaankaas. Gaadhigan oo ay iibisay isla degmeda Qoryeelay ayaa wareejintiisa waxa ay ka dhacday xarunta gobolka Togdheer oo ay masuuliyiinta gobolka kuwa degmeda iyo shacaba goob joog ku ahaayeen,DAAWO.

                    Read More

                      Leaders want Somali gov’t to take over Kismayo

                      KAMPALA – The summit of regional heads of state from the African countries with troops in Somalia has directed that the Somali Federal Government should take over control of Kismayo. The decision came at the end of a Friday meeting for AMISOM troops-contributing countries meant to harmonize the ongoing approach in building a peaceful Somalia….

                      Read More

                        Puntland Terms SFG and AMO Coastal Agreement as Redundant

                        Garowe, Aug 5, 2013 (SDN) —”According to the Somali Maritime Resource and Security Strategy that was recently agreed upon by the Somali Regional States, Puntland is firmly in full control of its territorial waters” This was stated by the Puntland Maritime Transport, Ports and Counter Piracy Mr Saeed Mohamed Rageh, in a press statement that…

                        Read More

                          Somalia: Final Communiqué on TCC’s Summit In Kampala

                          Kampala, Aug 5, 2013 (SDN) —Meeting Of The Heads Of State And Government Of The Troop Contributing Countries Of The African Union Mission In Somalia (Amisom), Ethiopia And Somalia: Kampala, Uganda; 4th August 2013 COMMUNIQUÉ A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission…

                          Read More

                            War Deg Deg ah: Shaqaalihii doontii ku Qarqoontay Xeebaha Yemen oo Dhamaantoodba Badbaaday

                            Dubai 04.Aug (SDN) Doontii u rarnayd Ganacsatada Somaliland ee Todobaadkii Tegay ku Qaraqantay Xeebta u dhaxaysa Wadamada Somalilland iyo Yemen ayaa lagu  soo Waramayaa inay ka badbaadeen 11 qof oo ka Mid ah Naakhuudayaashii iyo Hawl wadeenadii kale ee Doontaasi saarnaa . Warku waxaa uu Intaas ku darayaa in Shaqaalaha Doontaas uu Badbaadiyay Markab laga…

                            Read More