Webmaster

    Taageerayaasha Maxamed Mursi oo cagta la mariyey lagana dilay in kabadan 100-qof

    Cairo:-27-july-2013-(SDN) in kabadan 100-ruux oo dhamaantoodba ah taageerayaasha Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Maxamed Mursi, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen iska hor-imaadyo ay la galeen Ciidamada Ammaanka ee Dalkaasi. Isku dhacyada ayaa soo bilowday habeenimadii xalay saqdhexe iyadoo ay sii socdaan maanta waxaana ay ka dhaceen agagaarka masaajidka Rabaa al-Adawiya, sida ay xaqiijiyeen…

    Read More

      Afar askari oo ka tirsan ciidanka qalabka sida ee somaliya oo Maanta dil qisaas ah lagu fuliyey

      Mugdisho:27-july-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka fal toogasho ah waxa ay ku fulisay askar ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya oo horr dilal ugeestay. Falkan toogashada ah ayaa waxa ay ka dhacday barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo maxkamada ciidanka qalabka…

      Read More

        Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Madal la isku Arkay Xilkii wasaaraddaas kula wareegay

        Hargeysa :27-july-2013(SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Biixi Yoonin, ayaa maanta xilkiii wasaaradaas si rasmi ah ula wareegay. Munaasibadda xil-wareejinta oo ka dhacday Hoolka Guriga shaqaalaha eek u yaalla caasimadda Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, Guddoomayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, marti sharaf…

        Read More

          Jaalliyadda S/Land Ee Dalka SWITZERLAND Oo meel adag iska taagay Tallaabooyinka Waji-ku-macaashka ee ka dhanka ah Golaha Wadatashiga ee Laga Baahiyo Radio Hargeysa Iyo TV-ga Qaranka

          Switzerland:-27-july-2013(SDN)- Xubno ka tirsan Jaalliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Switzerland, ayaa si weyn u taageertay una soo dhawaysay Gollaha madaxa banaan ee wadatashiga iyo toosinta qaranka oo ay sheegeen inay  U soo diyaargaroobeen  sidii loo badbaadin lahaa qranimada Somaliland oo ay sheegeen inay khatar ku jirto. Jaaliyaddan, ayaa ayaan darro ku tilmaantay inay xukuumaddu…

          Read More

            Eedaysanayaasha Dilalkii Deegaanka Seemaal iyo Buqdhada oo maxkamad la horkeenay iyo kiiska oo ku Janjeedhsaday Masuuliyiin Xukuumadda ka tirsan

              Hargeysa -27-ju;y-2013 (SDN)Waxa markii ugu horraysayy maxkamada la horkeenay, Maxamed Maxamuud Cawaale (cawar-xareed) iyo 4-qof ookale oo ku eedaysan dilal kala dambeeyey oo wakhti lhore ka dhacay deegaanka Buqdhada ee Galbeedka Gabiley, oo salka ku hayey khilaafka Ceel-berdaale.   Dacwaddan ayaa maxkamadda Milaterigu ka furtay maalintii khamiistii ee Bishu ahayd 25-july-2013-ka Saldhiga dhexe ee…

            Read More

              Dawlada Soomaaliya oo Xabad Joojin Dhexdhigtay Beelihii Diriritu ku Dhex Martay Shabeelaha Hoose

              Marka July 27,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saxaafada u sheegay in lagu guuleystay in Xabad joojin la dhex dhigo beelihii dhawaanta ku diriray gobolkaasi. Md Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidi ayaa sheegay in Dawlada Somaaliya ay ka hawlgashay sidii colaada labada beelood loo qaboojin lahaa. ’Maamulka gobolka iyo odayaasha labada dhinac waxaan ku guuleysanay in la…

              Read More

                Ciidamada Degaanka ee Shabeelada Hoose oo Baaq ka Soo Saaray Maamul u Sameynta Gobolkaasi

                Ceel Wareegoow July 27,2013(SDN)-Waxaa soo gaaray maalintii shalay ahayd Gobolka Wafdi ka socda Dowladda oo uu hogaaminayay wasiirka Arimha gudaha Cabdikarim Guuleed, ayna ka mid ahaayeen xubnaha wafdiga wasiirka Cadaalada Cabdullahi Abyan Nuur,wasiirka Difaaca Cabdixakiim Fiqi iyo taliyaasha ciidamada Dowladda.Wafdiga waxaa ay tageen Lambar 50, ilaa Ceel wareegow waxa ayna la kulmeeen Odayaasha iyo Waxgaradka…

                Read More

                  Somaliland oo si Jilicsan uga Jawaabtay Hadalkii Soomaaliya uga baxday Heshiiskii Hawada

                  Hargeysa July 27,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa si aad u dabacsan uga jawaabtay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirlka Boostaha iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo uu ku sheegay in dawlada Soomaaliya ay ka baxday Hashiiskii Hawada ee dhawaan wadajirka u gaareen labada dhan. Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdulahi Cumar oo u waramay Jariidada Dawan ee Hargeysa ka soo…

                  Read More

                    Shacabka Somaliland waxay doorteen madaxweyne iyo ku xigeen wax-qabad ugu-dhaartey

                    Siyaasada Xukuumada Siilaanyo oo sii hagaaseysa maalinba maalinta ka danbeysa ayaa hada qarka u-saaran in ay fashilanto, calaamadaha fashilaada ah ee maalmahan ka muuqda siyaasada gurucan ee xukuumada Siilaanyo ayaa isugu soo biyo shubatey  dhafan-dhaaf, dhalan-habaabis iyo iska-horkeen bulshadii shacabka dhexdooda oo  wadar iyo Waaxidba ah. waxaa hantidii ummadda iyo awoodii dawladnimo loo isticmaalayaa in…

                    Read More

                      UNSC extends monitoring group for Somalia, Eritrea

                      New York, July 27, 2013 (SDN) —The Un Security CoUncil extended the mandate of the United Nations expert panel monitoring compliance with sanctions against Somalia and Eritrea by 16 months. In a resolution adopted on Wednesday, the Security CoUncil asked Secretary-General Ban Ki-moon to re-establish the eight-member Monitoring Group on Eritrea and Somalia Until November…

                      Read More