Webmaster

    Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo Soo Kormeeray Goobaha uu ka socdo Talaalka Cudurka Dabaysha

    Hargaysa 28.July (SDN) Wasiirka wasaarada caafimaadka  Mud. Saleebaan Ciise Axmed (xagla toosiye) ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo habsocodka talaalka ku soo  maray goobaha uu ka socdo Talaalka Cudurka dabaysha  ee caasimada Hargeysa. Wasiirka oo ay kor-meerkiisa ku wehelisay Madaxa hay’adda   Caafimaadka Adduunka  ee Somaliland Marwo Aasiya Cismaan,   waxa ay kormeerkooda  ku soo mareen Degmooyinka  …

    Read More

      Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Sheegay in Maalmaha soo Socda uu dhamaystirmi doono dhismaha Madaarka Hargaysa

      Hargaysa 28.July (SDN) Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Sheegay in dhamaystirkii Garoonka Caasimada Hargaysa ay ka hadhsan tahay 420 Mitir isla markaana ay ku rajo weyn yihiin inay ku dhamaato Maalmaha soo socda . Wasiirka ayaa hadalkan ka Sheegay mar ay Galabta Madaarka ku Booqdeen Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta,Hawlaha…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ka qayb gelaya munaasibad lagu xusayo Saddex sano Guuradii ka soo wareegtay Xukuumadiisa

        Hargeysa :28-july-2013(SDN)Madaxweynaha Somaliland mudane  siilaanyo ayaa caawa Mansor hutel kaga qaybgelaya xaflad  ballaadhan  ay xukuumaddiisu ugu talo gashay inay ku soo bandhigto Guulihii ay gaadhay muddadii saddexda sano ahayd ee ay jirtay iyo waliba caqabadaha ka taagan hirgelinta Ballanqaadyadii ay hore u sheegatay.   Munaasibaddan, ayaa sidoo kale waxa ka soo qaybgeli doona Wasiirro tiro…

        Read More

          isbedel lagu sameeyey Hogaanka sare ee Ciidamada Nabad-sugidda Somalia

            Muqdisho–28-july-2013(SDNWareegto  Goor dhaweyd kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa waxa lagu magacaabay Taliyaha Nabad Sugida gobolka Banadir iyo kuxigeenadiisa.   Xaflad kooban maanta ka dhacday Xarunta Nabad Sugida qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu shaaciyey xubnaha cusub ee shaqada loo magacaabay hay’ada Nabad Sugida gobolka Banaadir.   Waxaa halkaasi ka…

          Read More

            Ciidanka Amaanka Ee Somaliland oo Heegan culus la geliyey ka dib warar shaki leh oo la helay

            Hargeysa:28-july-2013(SDN) Guud Ahaanba waxa heegan buuxa la geliyey Ciidamada kala duwan ee Somaliland, gaar ahaan kuwa la dirira Argagixisada ee RRD-da loo yaqaano. Heegankan ayaa ka dambeeyey ka dib markii uu sirdoonka Somaliland Helay warar hoose oo sheegaya inay ururka Al-shabaab oo maalmihii u dambeeyey weeraro ka geysanayeye somaliya uu haatan ku soo maqan yahay…

            Read More

              Ra’iisal wasaare Saacid oo Booqasho Kedis ah ku tegay Goobtii Qaraxu ka dhacay ee Magaalada Muqdisho

              Mugdisho:28-july-2013 (SDN)Wafdi uu horkacayo ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa gaadhay goobtii shalay uu ka dhacay weerarka ismiidaminta ahaa oo ay ku dhinteen shaqaale Turki ahi.   Wafdiga ra’iisul Wasaare C/faarax Shirdoon Saacid waxaa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha xukuumada Soomaaliya iyo wasiirrka gaashaandhiga, waxana ay goobta u tageen inay soo indho-indheeyaan wixii ka dhacay Aqalka…

              Read More

                DHACDO MURUGO LEH:Gabadh haddii ay bil kasta waydo 2-litir oo Dhiigga bini Aadamka ah Halis u ah inay Dhimato

                Washintgon: 28-july-2013 (SDN)Gabadhan oo u dhalatay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Julia Caples, ayaa bil kasta cabta 2 liitar oo ah dhiiga bini aadamka.   Gabadhan ayaa ku faraxsan in ay cabto dhiigaas bini aadamka bishiiba mar, iyadoo dhiig-cabista Gabadhani  ku dhaqaaqdaa aanay ka ahan jaceyl balsa waa mid xaaladeeda caafimaad wax looga qabanayo.  …

                Read More

                  Turkiga oo qirtay khasaare nafeed oo kasoo gaadhay qaraxii lala eegtay Xarunta uu ka Degen yahay Magaalada Muqdisho

                  Ankara:28-july-2013 (SDN) Sida ay qortay wakaalada wararka dalka Turkiga Anadole , dowladda Turkiga ayaa si wayn u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday xaruntooda Muqdisho oo khasaare loogu geystay. Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Axmed Da’uud Oglo ayaa sheegay in weerarkaasi uu ku dhintay mid ka mid ah askar waardiyeynaysay xarunta halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa…

                  Read More

                    Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho oo dib looga celiay Dad laga soo masaafuriyay Qaaradda Yurub.

                    Mugdiso: 28-july-2013 –(SDN)  Waxa ay Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowlada faderaalka Soomaaliya  dib uga celisay Garoonka Diyaaradaha  Caalamiga ah ee Muqidisho dhalinyaro Soomaaliyeed oo ay dowladaha Sweden iyo Holland ay soo masaafuriyeen,   Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Generaal C/laahi Gaafow Maxamuud,  ayaa ka warbixiyay dad Soomaali ah oo laga soo…

                    Read More

                      M/xasan Sheekh oo si Ba’an uga hadlay qaraxii Muwaadiniinta Turkiga muqdisho lagula beegsaday

                      Mugdiho : 28-July-2013 –(SDN)War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu cambaareeyay weerarkii Is-miidaaminta  ahaa oo lagu beegsaday  xarun ay ku sugnaayeen shaqaalaha SafaaraddaTurkiga ee magaalada Muqdisho .   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  uga tacsiyeeyay shacabka iyo dowladda Turkiga muwaadiniintii Turkiga ahayd ee waxyeeladu ka soo gaadhay qarixii…

                      Read More

                        Wasiir xirsi oo markale khilaaf Geliyey Derejo Bixinta wajiga labaad ee Ciidamada Somaliland

                        Hargeysa -28-july-2012(SDN)Waxa khilaaf Ba’ani ka taagan yahay Sida iyo Xilliga La bixinayo Wajiga labaad Derejooyinka Ciidanka Somaliland. Miiska Saraakiisha oo ku yaalla magaalada Hargeysa, ayaa ilaa shalay waxa ka socda shirar ay leeyihiin qaar kamid ah wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddidii loo xil saaray inay  kala xulaan qaabka ugu haboon ee Derejooyinka loo siin…

                        Read More

                          Wakiilka Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaliya oo Canbaareeyay Qarixii lala Beegsaday Xarunta Turkiga Muqdisho

                          Nairobi July 28,2013(SDN)-Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii kooxaha xagjirka ee Al shabaab ku qaadeen xarun ay ku sugnaayeen shaqaale Turki ah oo ka howlgalla safaaradda Turkigu ay ku leedahay Muqdisho. Warsaxaafadeed: ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa lagu sheegay…

                          Read More