Webmaster

    Ciidan Lix Boqol oo Askari iyo Gaadiidka Dagaalka oo isu soo dhiibay Xukuumada Somaliland

    Ceerigaabo 20.July (SDN) Weftigii uu hogaaminayey wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji xasan ee ku sugnaa gobolka Sanaag ayaa maanta degmada Fiqi Fuliyo ku qaabilay ciidan dhan lix boqol oo askari iyo gaadiidkoodii dagaalka, kuwaasoo dhowaan ka soo galay kooxaha nabad diidka ah. xubnaha weftiga oo ay ka mid yahiin wasiirka wasaaradda warfaafinta…

    Read More

      Siyaasiyiin, Garaaddo iyo Ciidan xooggan oo maanta Somaliland kaga soo biiray dhinaca Khaatumo

      Fiqi-fuliy 20-07-2013(sdn)Ciidan tiro badan oo wata Gaadiidka kala duwan ee Dagaalka iyo kuwa xamuulka qaada, ayaa si rasmi ah  maanta ugu soo biiray ciidanka qaranka Somaliland ee jiidda Sanaag bari. Ka dib waan-waan iyo wada hadal dheer oo u dhexeeyey xukuumadda Somaliland iyo Garaaddo iyo wax-garad ka soo jeeda Deegaamadaas, ayaa ugu dambayntii suurogaliyey in…

      Read More

        Boqor Buur Madow oo la Shaqaynta Xukuumada u qalab qaatay,Dhinacna iska dhigay Mawqifkiisii Jir Jiroole

        Ceerigaabo 20.July (SDN) Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ahaa Madax dhaqameedka ay Xukuumada Siilaanyo Cadawtinimada Xoogani ka dhaxaysay isla markaana Xukun Maxkamadeed ku dhacay kadib markii lagu soo Eedeeyay inuu Aflagaado ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo uu Warbaahinta Siiyay ayaa iminka u Muuqda Mid ka Weecday dariiqii hore. Boqor Cismaan Buur…

        Read More

          DAAWO:Madaxweynaha Mareykanka oo Dareenkiisa Ka Bixiyay Sida Madowga Mareykanku u Arkaan Go’aan Maxkamadeed

          Washington July 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Xusen Obama ayaa si lama filaan ah uga hadlay Goaan ay maxkamad ku taal Florida ku sii deysay nin toogasho ku dilay wiil Madow ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Maadow ee dalka Mareykanku soo mareen taariikh murugo leh isla markaana ay haatan jiraan weli waxyaabo u baahan wax…

          Read More

          Xiddigii Reer Montenegro Stevan Jovetic oo Ku Biirey Man City.(By Jaahuur)

          Fiorentina-Italy-July-19-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku soo qaadaneyna kala iibsiga ciyaartooyda oo si xawli ah uga socda daafaha aduunka. Alaaba naadiyada waaweyn ayaa wakhtiyada xagaaga ee fasaxyada lagu jiro ayaa waxay ku tartamaan ciyaartooy kala iibsiga. Haddaba waxaynu maanta booqaneynaa xaggaa iyo Talyaaniga siiba Fiorentinia oo xiddigoodii reer Montonegro Stevan Jovetic ka iibisey Man City…

          Read More

            Maxaabiis ku Jirta Jeelka Baydhabo oo Xukuno dil ah lagu riday,kuwo la sii daayay iyo Mas’uuliyiin ka hadlay

            Baydhabo 19.July (SDN) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Somalia oo mas’uuliyiinteedu ay maalmahan howlo shaqo u joogeen degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxay xukunno kala duwan ku rideen maxaabiista ku jira xabsiga degmadaas. Guddiga maxkamadda ciidamada oo uu horkacayay guddoomiyahooda Col. Liibaan Cali Yarrow ayaa waxay maanta xukunno ku rideen maxaabiis tiro…

            Read More

              Tartankii Qur’aanka Bisha Ramadaan ee Hargaysa oo la soo Gabo Gabeeyay Iyo Xukuumada oo Sheegtay inay 15 Ramadan Tartan kale qabanayso

              Hargaysa 19.July (SDN) Wasiirka wasaarada Diinta,iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa galabta ku soo gabo gabeeyay Masjidka Cali Mataan ee Magaalada Hargaysa Tartankii Bisha Ramadaan ee Qur’aanka Kariimka ah. Sheekh Maxamed Aw Aaddan oo ka Mid ah Qaban Qaabiyayaasha Tartankan ayaa sheegay in Tartanka 30ka Jis ee Qur’aanka ay ka qayb qaadanayeen…

              Read More

                Wefti Wasiiro ah oo Ku Sii Jeeda Magaalada Ceerigaabo iyo Tikniko Khaatumo ka soo Goosatay oo ay la Wareegayaan

                Ceerigaabo 19.July (SDN) Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan isla markaana ay Xubno ka Yihiin Wasiirada Warfaafinta, Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Biyaha Mudane Xuseen Maxamed Cabdille,Wasiirul Dawlaha Nabadaynta ee Gobolada Bari Mudane Cali Xasan Maxamud Cali Sandule  ,Jananka Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale  ayaa maanta u…

                Read More

                  Qaramada Midoobay:Qadar Ayaa Bixisay Lacagihii lagu doortay madaxweyne Xasan Sheekh

                  Muqdisho July 19,2013(SDN)-Waribin ay daabacda Gudi ay QM usaaraty daba socodka xadgudbyada saran Soomaaliya ayaa sheegay in lacago faro badan oo uu ku ololeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh laga soo qaaday dalka Qadar. Warbixintan ayaa si weyn uga careysiisay madaxtooyada oo Soomaaliya ayaa jawaab adagna ka bixisay xogta ku xusan warbixinta Qaramada midoobay. Afhayeenka Madaxtooyada…

                  Read More

                    Xaalufinta Deeganka hadaan degdeg wax looga qaban , wuxu dhulku isu bedeli doona lama degaan sidaad imika aragtaanba : Adan Jama Kahin, UK

                    Somaliland dhaqaalaheeda  waxa lafdhabar u ah Xoolaha.  Marka maanta meelihi ay xoolihii  daaqayeen waxa ka muuqda darxumo iyo dhirto la jaro.  Si aynu u  fahano waxa khaldamay bal ayu dib uga jaleecno dhulku xornimada ka dib  sidii uu ahaan jiray.  Markii ay Somaliland xornimada qaadatay  waxay ka dhaxashay dawlada Ingriiska Seereeyin waawayn oo ah dhul…

                    Read More