DHAW DHAWDU CADUUR UMAY DHICIN : DAWLADDA OO AAN QARWAAQSAN DHALIISH AY U SOO JEEDIYEEN GOLAHA WADDA TASHIGA OO MICIIN BIDAY ODAYAASHA IYO IGA BARIIJI
Salaan ka dib bay ii yara saamaxa muwaadininay in aan si barbardhigo dadka dawladda difaacaya iyo nin odaya oo ku nolaa 40 sanno ka hor tuuladda Toon. Ninkaas oo halkan aan ugu bixin doono Xoogsane Tuulada Toon ee ku taal dhinaca Hawd ee Madaarka Hargeysa ayaa waxaa joogi jiray ninkaas Xoogsade. Dadka xoola dhaqatadda ah…
