Webmaster

    Canada Restores Diplomatic Ties with Somalia

    Ottawa, May 15 (AFP) – Canada announced on Tuesday it is restoring diplomatic relations with Somalia, more than two decades after severing ties with the strife-torn African nation. Foreign Affairs Minister John Baird made the announcement after meeting here with Augustine Mahiga, Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia. The government said in…

    Read More

      Xubno ka Tirsan Wasiiro iyo Shir Gudoonka Baarlamanka oo Maanta u Kicitimay Wadanka Biljim {DAAWO}

      Berbera 15.May (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga Mudane C.laahi Cismaan Jaamac Geel Jire oo ay Weheliyaan Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta Socdaal ugu Kicitimay Wadanka Biljim. Xubnahan ka tirsan Labada Gole ayaa Wadankaas kaga qayb gali doona…

      Read More

        Maayarka Caasimada Hargaysa oo Kormeer ku Soo Maray Degmooyinka Hargaysa,Soona Indho indheeyay Mashaariic fulintoodu socoto

        Hargaysa 15.May (SDN) Maayarka Magaalad Hargeysa Md. C/ raxmaan Maxamuud Caydiid ayaa kormeer hawleed ku soomaray qaar ka mid ah  xarumaha Dawlada hoose ee  Degmooyinka Caasimada. Maayarka oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka ee magalada Hargaysa ayaa  kormeerkoodani waxa uu uu la xidhiidhay  u kuurgelida qaab socodka hawlaha xafiisyadaasi ay bulshada u  hayaan….

        Read More

          DAAWO Faysal Cali Waraabe oo Dhigay Cashar ku saabsan sida loola macaamilo Weriye Beeleedyada

          London May 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay TVga Somalichanel ayaa waxa uu uga jawaabay suaalaha baal marsan habdhaqanka saxaafada. Suxufiga wareysiga qaaday Cabdikariim Cali Kaar oo soo bandhigay suaalo noociifadhi ku dirirka ahaa ayaa uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uga Jawaabay si waafi ah oo u…

          Read More

            Suldaanka Beelweynta Irir Samaale:Faysal Cali Waraabe waa Siyaasi ku deyasho mudan,Shirka Juboland waxa uu la mid yahay Absamaa leh Hargeysa(DHEGEYSO)

            Edmonton May 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa wareysi uu siiyay shebekeda Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay sida xukuumada Somaliland uga hadashay kulan dhawaan dhex maray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Somaliland Faysal Cali Waraabe. Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa sidoo…

            Read More

              Feysal Cali Waraabe waa siyaasi geesi ah

              Warbaahinta Soomaalidu baryahan waxey aad u hadal-hayeen oo qoloba sidey doonto u dhigesay, kulan la sheegay inuu magaalada Birmingham ku dhexmaray siyaasiga Feysal Cali Waraabe iyo Madaxda dowladda federalka ah. Waxaan daawaday TV-yo, waxaan dhageystay Radiyayaal, sidoo kale waxaan akhriyay warbixino kala duwan oo laga qoray sheekadaasi. Bal malee, waxa ay kula tahay in laga…

              Read More

                Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kulankii Sabtidii la soo dhaafay dalka Ingiriiska ay ku kulmeen Guddoomuiyaha UCID iyo Madaxweynaha Soomaaliya Dawasho Wacan

                Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Md.Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay kulankii Sabtidii la soo dhaafay dalka Ingiriiska ay ku kulmeen Guddoomuiyaha UCID iyo Madaxweynaha Soomaaliya, waxaanu kulankaasi ku sifeeyay kulan salaameed aan lagu miisaami karin qadiyadda gooni isku taaga Somaliland. war saxafadeedkan oo uu sooo gaarsiyey qurbejoog waxa uu u qorna sida tan. “Waxa…

                Read More

                  Waftigii uu Hogaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali warabe oo ka anbabxay Heathrow Airport kuna sii jeeda Austarila kana qayb galaya 18May

                  London 15May13(SDN)Waftigii uu hogaminayey Gudoomiyaha Xisbiga ucid ayaa caawa ka anbaxay Heatrow Airporta isaga oo ku sii jeeda wadanka Ausraliya oo uu  kala qayb galayo Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan wadankaas  Munasabada 18May oo si xooga loga xusayo wadankaas , gudoomiyaha ayaa waxa ku waheliya Boqashadiisa Xoghayaha Guud ee Xisbiga Axmed Aden Ismaaciil (Keyse) waxana…

                  Read More

                    Somalia Federal Gov’t Signs “New Deal” Engagement in Mogadishu

                    Mogadishu May 14 2013 (SDN) –Somali Federal Government has on Today signed the New Deal for engagement in fragile states which Somalia has officially joined. Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon, Finance Minister Mohamud Hassan Suleyman along with several ministers, members of the civil society groups, members of the International Dialogue on peace-building and state-building,…

                    Read More

                      Gudomiyaha Gobolka Badhan Oo Magacaabay Gudidii Qaban Qaabada 18 May Kana War Bixiyay Hanaanka Iyo Geedi Socodka Udiyaar Garwoga 18-May Ee Gobolka Badhan

                      Badhan 14.May(SDN)Gudomiyaha gobolka badhan cabdixakiin wahaabi ayaa magacaabay gudida qaban qaabada sanad guurada 22 ee qaranimada somaliland ee maalinta 18may waxana gudomiyuhu sidoo kalena ka war bixiyay habsami usocodka iyo udiyaar garowga xuska 18 may sida looga dareemayo gobolkaasi badhan waxana uu sheegay inay maalinta lasoo noqoshada qaranimada somaliland ee 18 may ku xusi doonaan…

                      Read More

                        President Silanyo Meets With University Students

                        Hargeisa May 14, 2013 (SDN) –Somaliland’s President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has met with students of five different Universities earlier today in Maansoor Hotel, Hargeisa. During the meeting president Silanyo was accompanied by five of his cabinet ministers namely, minister of presidency Hirsi Hajji Ali, minister of sports and culture, Ali Saed Raygal, minister of foreign…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Doorka Dhalinyarada,Xuska 18 May,La Macaamilka Dunida ee Somaliland iyo arrimo kale {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 14.May (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo madashaasi ka hadlay ayaa iftiimiyay doorka dhalinyaradu ku leedahay Horumarka Wadanka,iyo Kaalintii ay ku lahaayeen Halgankii dib u xoraynta Wadanka . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu hadalkan ka jeediyay kulan is Xog waraysi ah oo dhex maray Isaga,Xukuumadiisa iyo Ardayda Jaamacadaha dalka oo…

                          Read More