Webmaster

    Maayarka Caasimada oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Biriij laga Hirgaliyay Xaafada Maxamed Mooge

    Hargaysa 17.May (SDN) Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  Xadhiga ka jaray Biriij laga Hirgaliyay Xaafada Maxamed Mooge ee caasimada hargaysa. Munaasibada Xadhiga lagaga jarayay Biriijkan waxaa kale oo ka qayb galay Madax iyo mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka ,iyo Ururrada Bulshada . Gudida dhismaha Biriijkan ayaa ka waramay Maraaxilkii kala duwanaa ee…

    Read More

      Qormadii 4aad ee Sadex-jirsiga Xukuumada Siilaanyo iyo Xusuusintii Xusuusta Diiwaanka loogu-Daa-bacey

      Markaanu cabirney Dareenkayaga, Garaadkayaga iyo Garashadayada  Sadexdii Sanadood ee Xukuumada Siilaanyo Hogaanka inoo haysey Waxaanu Xusuus-qorka Diiwaanka Taariikhda loogu Daabacey Xukuumadeena  Hada Sadex-jirsatey in ay tahay: Xukuumad Sidata Doobi Gun’la oo ku-Caan-baxdey Daba-ka-nuug, Daabad-sheydaan,iyo Daan-Wax-uun-cuna!. Waa Xukuumadii Beelaha walaalaha ee Somaliland wada dega kala Dhex-dhigteyDacar-Qabiil, Cuqubo-Darartey oo Dihin   Turxaan iyo Tiraab xumo Somaliland ka soo Gudubtey 15kii sanadood ee la soo dhaafey.Waa Xukuumadii Ummadda u-horseedey Shir-Beeleedyo iyo…

      Read More

        Rag hubeysan oo isku deyay in ay dhacaan Xarun Dahabshiil Muqdisho ku leeyahay iyo khasaaraha ka dhashay

        Muqdisho May 17,2013(SDN)-Xarunta Dahabshiil ee magaalada Muqdisho ayaa rag hubeysani isku deyeen in ay dhacaan,balse waxa iska caabiyay ilaalo halkaa ku sugneyd. Sidaa waxa daabacday barta Internetka ee Gulf of Aden Security review oo dhacdadan wax ka qortay. Warbixinta oo koobneyd ayaan faahfaahin in burcadu halkaa wax lacaga ay ka qaadatay iyo in kale. Warbixintu…

        Read More

          18th May: THE SPECIAL DAY AbdiRahman MOHAMMED Makerere University Faculty of Veterinary Medicine

             (KampalaSDN)When unity is our strength, then diversity is our beauty-Yusuf Deyr   Dear my country-mates, I enthusiastically congratulate all Somalilanders on Independence Day of the Republic of Somaliland. This is the most memorable and glorious date in the history of our nation, which symbolises our people’s heroism, their courage and selflessness displayed in fighting…

          Read More

            Guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha oo ku dhawaaqay Xuska 18-ka May 2013 in lagu qaban doono hetelka weyn ee caalamiga ah ee free down cite moll

              (KampalaTHN)    Guddomiyaha jalliyada dalka ugandha  Md   Md saed yusuf osman (cowsle) ayaa mar uu khadka telka kula soo xidhidhay shabakada SDNnews ayaa uu bulshada kala duwan Somaliland uu soo jeediyey sidan.     waxa  si sharaf leh Bulshada Somaliland ugu marti-qaadaya inay ka soo qayb-galaan xafladda sannad guurada 22-aad ee gooni-isu-taagga Jam. Somaliland, taasoo lagu…

            Read More

              Shaqaalaha Somaliland oo la fasaxay Labada Cisho ee Dabaal dega 18 May

              Lughaya 16.May (SDN)   Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arimaha Bulshada ee JSL Md maxamuud axmed Barre (Garaad)ayaa munaasabadda 18 ka may awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray shaqaale-weynaha Somaliland.  War saxaafadeed uu wasiirku maanta xafiiskiisa ka soo saaray oo ay nuqul kamid ah heshay Shabakada Qurbejoog.com ayaa wasiiru waxa uu shaqaalaha somaliland ku wargeliyey inay dhaamntood…

              Read More

                Mystical Branch of Islam Has Resurgence in Somalia

                Mogadishu, May 16, 2013 (AP) -Hundreds of sweating Sufis chant and sway as the lead sheik moves into the middle of a circle of worshippers and bursts into a chant louder than anyone else’s Sufism, a mystical branch of Islam, is having a major comeback since al-Shabab, an armed militant Islamic group, was pushed out…

                Read More

                  Isu Socodka Gaadiidka ee Xuska 18 May oo la Joojiyay Maalintaas Saacado Cayiman {DHAGAYSO Wasiirka Arrimaha Gudaha}

                  Burco 16.May {SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland  oo ku sugan Magaalada Burco ayaa soo saaray Go’aamo ku Wajahan Xuska 18-ka May,iyadoo la xanibay…

                  Read More

                    Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo fariin u diray Shacabka Somaliland {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 16.May (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Galabta Ugu baaqay Shacabka Somaliland inay Ciidamada Booliska kala shaqeeyaan Sugida Nabadgalyada Maalinta Dabaal Dega Xuska 18 May oo ku Beegan Sabtida Soo Socota. Taliyaha Ciidamada Boolisku oo Warfidiyeenada kula hadlayay Xarunta Taliska Booliska ee Caasimada Hargaysas ayaa Waxaa kale oo…

                    Read More

                      Somaliland: Education Minister Participate Garbage Collection Campaign [in Pictures]

                      Hargeisa 16.May (SDN) -Somaliland’s minister of education Samsam Abdi Adam with Hargeisa secondary school students has today launched a garbage collection campaign to clean the accumulated garbage to presidency Street. The campaign aligns with the government funded project to rebuilds the city’s biggest street ahead of 18th May celebrations. The minister and the students  many…

                      Read More

                        War Deg Deg Ah : Madaxweynihii Sadaxaad ee yeeshaan Gobolada Jubooyinka oo soo shaac baxay

                        Kismayo 16.May13  (SDN) Ex- Xildhibaan Cumar Buraale Axmed oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State maalintii shalayna lagu doortay Magaalada Kismaayo. Cumar Buraale ayaa sheegay in Shir in mudo ah kasocday Magaalada Kismaayo ayna ka qeyb galayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo siyaasiyiinta…

                        Read More

                          Madaxda Wasaarada Waxbarashada iyo Ardayda Dugsiyada oo Hawl gal Nadaafadeed ka fuliyay Wasaarada Waxbarashada ilaa Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

                          Hargaysa 16.May (SDN) Wasiirka wasaarada Waxbarashada Marwo ZamZam Cabdui Aadan oo ay weheliyaan Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaarada, Ardayda iyo Macalimiinta Dugsiyada  Caasimada Hargeysa qaarkood ayaa maanta  Olole Nadaafadeed ka fuliyay inta u dhaxaysa Wasaaradda Wax-barashada ilaa iyo isbitaalka Guud ee Hargeysa ,munaasibadda  sideed iyo tobanka May ee inagu soo aadan awgeed.   Wasiirka wasaarda…

                          Read More