|

Daawo:- ‘’Doorkan Doorashadu Waa Doorkaygii Muran Kuma Jirto ” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa,30,4,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta iska diwaan geliyey xarunta hay’adda shaqalaaha dawlada ee magaalada Hargeysa.

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo markii uu is diwaan geliyey la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka waramay dareenka gaarka ah ee ay maalintani u leedahay iyo xusuusaha maalmihii ku soo maray xarunta hay’ada shaqaalaha dawlada ee magaalada Hargeysa, waxanu fariin u diray dhalinyarada.

Comments are closed