Hargeysa,10,7,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka hadlay Xadhiga ay xukuumaddu u gaysatay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Aadan Sunne] iyo fanaan Farxaan-Xidig oo maalmahanba ku xidhnaa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
Wasiir Cali Maxamed Waran-cadde oo saxaafadu wax ka waydiisay sababta loo xidhay labadaas nin ayaan si cad u sheegin danbiyada ay galeen ee lagu xidhay.
https://www.youtube.com/watch?v=qTi7ngnqpRQ
