Hargeysa,21,7,2016 (QJ/SDN) – Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xussen ( Faysal Cali Waraabe ) ayaa waxaa uu ka hadley shir la sheegay in beesha garxajis ay dhawaan qabsan doonto.
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in shirkaasi aanu aheyn mid Somaliland dan u soo wada isla markaan keeni kara nabad galyo daro kana hawl gali doono sidii aanu shiraasi u qabsoomin laheyn, isla markaana uu horjoogsan doono.
Guddoomye Waraabe ayaa hadalkani ka sheegay Munaasibad lagu caleemo saaraayay Suldaanka Beesha Guuyoobe [Ciidagale] oo maanta ka dhacaysay deegaanka Qoton-dabo ee Gobolka Maroodi-jeex.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
https://www.youtube.com/watch?v=-bUYrDGNLOU
