Wefti ka Socda Baanka Horumarinta Islaamiga ah oo dalka Yimid lana Kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo
Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Baanka horumarinta islaamka oo booqasho ku joogay dalka afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku bogaadiyay weftiga ka socda baanka horumarinta islaamka booqashadooda Somaliland iyo mashaariic…
