
Burco — Wax-garadka iyo cugaasha beelaha Habar-yoonis ee Garxajis ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee tayaatarka magaalada Hargeysa iyagoona sheegay in ay aad uga xunyihiin xadhiga ganacsade Cumar Caydiid oo shalay dowladda Somaliland Hargeysa ku xidhay.
Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Burco ku qabteen Halkan hoose ka daawo;
