Kenya oo sheegtay in culees ay ku hayaan Qaxootiga Somalida ah
Nairobi Dec 02 ,2011(qurbejoog.com)- Dowladda Kenya ayaa waxa ay shaaca ka qaaday inay culees wayn ay ku hayso Qaxootiga sii kordhaya ee gaaraya Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya halkaasi oo ay ku jiraan Qaxooti farabadan. Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda amniga gudaha ee dalka Keny Fransi Kimemiya ayaa waxaa uu sheegay in qaxootigaasi oo sii…
