Keenya oo guulo ka sheegatay dagaalo ay la galeen Shabaabka

    Nairobi Dec 07,2011(qurbejoog.com)-Afhayeen u hadlay ciidamada dawlada Kenya ayaa sheegay in dhawr iska hor imaad oo dhexmaray ciidamadooda iyo kuwa Al Shabaab in ay guulo ka gaareen. Ciidamad aKenya ayaa qoraal ay shalay soo saareen waxa ay ku sheegeen in dhawaan ay dejiyeen dooni Shabaabku leeyahay oo soo weerartay markab kuwa ciidamada ah. Doonta ayaa…

    Read More

      Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada oo tacsiyeeyay reer Cajab

      Anigoo ku hadlaaya dhamaan magaca reer Dalal/Maxamed Faarax (Wiiwaa) oo kala jooga dalalka Kanada, Sacuudi Careebiya, Itoobiyoa iyo Soomaliland waxaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii reer Daahir Cajab, Ehelkii, Qaraabaddaii iyo Asxaabtii uu marxuumkii Sheekh Cabdiraxman Dahir Cajab oo ku geeriyoodey dalka Ameerika gaar ahaan gobolka California Bishan aynu ku jirno bilowgeedii. Waxaan Ilaahey(SWT) aan…

      Read More

        Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

        Muqdisho Dec 06,2011(qurbejoog.com) Dagaalkaani oo ahaa mid culus una dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan buuxda ka helaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.  Labada dhinac ayaa isku adeegsaday hub cul culus oo ku dhacayay meelo ka fog goobaha ay ka socdaan…

        Read More

          Madaxda IGAD oo ka hadlay xaaladaha Somaliya

          Addis’ Ababa York Dec 06,2011(qurbejoog.com)- Kadib markii shalay Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shriif Sheekh Axmed uu gaaray Magaalada Addis’ Ababa ee Caasimadda dalke Ethiopia ayaa halkaasi waxaa uu kulamo kula qaatay Madax ka socotay Ururka IGAD oo ay kawada hadleen xaaladaha aammaan ee Somaaliya.  Wasiirka Warfaafinta ee dowladda KMG Soomaaliya C/qaadir Jahweyn oo la hadlay…

          Read More

            Xarun Caafimaad oo Turkigi Muqdisho ka furay oo la weeraray

            Muqdisho Dec 06,2011(qurbejoog.com)-Xarun caafimaad oo dawlada Turkigu ka fureen magaalada Muqdisho ayaa xili saqdii dhexe ah waxa weeraray koox meliishaad ah oo aan la garan heybtooda. Dad goobjoogeyaal ah oo ku sugnaa aaga xaruntu ku taal  ayaa sheegay in weerarka ay ku geeriyoodeen mid ka mid ah ilaaladii xarunta. Xaruntan oo k utaal xaafda Wadajir…

            Read More

              Somalida ku jirta xabsiyada Tanzaniya oo caqabdo soo wejeheen

              Dara Salaam Dec 06,2011(qurbejoog.com)-Soomaalida ku jirta xabsiyada dalka Tanzaniya aya ala sheegayaa in ay ku nool yihiin marxalad aad u adag bacdamaa aney helin adeegyada aasaasiga ah. Soomaali tiradooda lagu qiyaasay ilaa 200 oo ruux ayaa ku jira xabsiyada dalkaas. Iyada oo dadkaasina ay ka kooban yihiin caruur aad da’adoodu u yartahay,Dumar iyo dad waayeel…

              Read More

                UN Council toughens sanctions against Eritrea

                UNITED NATIONS — The UN Security Council on Monday toughened sanctions against Eritrea which neighboring governments accuse of plotting terrorist attacks and supporting Somali Islamist rebels. A resolution, passed with 13 votes in favor, while Russia and China abstained, allows the council to increase the number of individuals and entities that can be hit with…

                Read More

                  Kulan Balaadhan Oo Dhex Maray Jaalliyada Somaliland Ee Seattle Iyo Hogaanka Ururka Wadajir‏

                  Seattle-Waxa maanta magaalada Seattle ee gobolka Washington ka dhacay kulan balaadhan oo aad iyo aad loo soo agaasimay oo dhexmaray Hogaanka Urur Siyaasadeedka Wadajir Mudane Adan Axmed Cilmi (Dhoolayare) iyo bulsho-weynta reer Somaliland ee ku dhaqan gobolka Washington iyo gobollada ku dhaw-dhaw.   Kulankan oo gallabta ka bilaabmay Xarunta Jaalliyada Somaliland ee magaalada Seattle saacadu markay ahayd…

                  Read More

                    Inaa lilaahi wa inaa ilaahu Raajucuun

                    Dhamaan ilmo Ismaaciil Geedi iyo Hoyadood waxa ay dhamaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Daahir Cajab,iyaga oo ka tacsiyeynaya geeridii Naxdinta laheyd ee ku timi Marxuum Sheekh Cabdiraxmaan Daahir Cajab. Waxa ay ilmo Ismaciil Geedi Eebe(SWT) uga baryayaan Marxuumka oo aabe labaad u ahaa reer Ismaciil Geedi in uu janadii Fardoosa ka waraabiyo Ehelkii,…

                    Read More