Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

    Muqdisho 1 January 2012 (Qurbejoog.com)-  Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan buuxda ka helaya kuwa Midowga Afrika AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab ayaa xalay waxa uu dagaal ku dhexmaray qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay 3-ruux ayaa ku geeriyootay tiro kale way ku dhaawacmeen kuwaasi oo la sheegay inay ahaayeen dhinacyadii dagaalamay,…

    Read More

      Xaaladda Baladweyne oo degan iyo Bandow ka dhaqan galay Magaalada

      Baladweyne January Dec 1, 2011(qurbejoog.com) Waxaa lagu soo waramayaa inay dagantahay xaaladda Magaalada Baladweyne kadib dagaal xoogan oo shalay halkaasi uu ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, Ethiopia oo dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab. Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xaaladda Magaalada ay tahay mid…

      Read More

        Somalidiasporanews.com:Sanad Wanaagsan

        Ottawa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Dhamaan akhristeyaasheena oo dhan waxaanu halkan uga soo jeedineynaa Sanad wanaagsan sanadkan sanadkiisa eebe ha nagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. Sidoo kale waxaan halkan uga soo jeedineynaa Soomaalida meel ay ku nooshahayba in eebe ka dul qaado dhibka heysta. Aamiin   Qurbejoog-Ottawa contact@somalidiasporanews.com

        Read More

          Dawlada Itoobiya oo qiratay in ciidamadeedu qabsadeen

          Adis Ababa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Dawlada Itoobiaya ayaa ka hadashay duulaanka ciidamadoodu ku soo qaadeen gobolka Hiiraan shalay. Afhayeenka Itoobiya Barket Simon ayaa saxaafada u sheegay in ciidamadoodu galeen guddaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan kooxda Shabaabka. Barket waxa uu intaa raaciyay in ciidamadoodu iminka gacanta ku hayaan magaalada Baladweyne. Dawlada Soomaaliya ayaa shalay war ay soo…

          Read More

            Gaarisa oo dad sanadka cusub u dabaaldegaya lagu laayay

            Garisa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Waxa habeenimadii xalay rag hubeysani weerar ku qaadeen goob lagu caweynayay oo ku taal magaalada Gaarisa ee woqooyi Bari Kenya. Sida ay dad goob joogeyaal ahi saxaafada u xaqiijiyeen rag hubeysay ayaa ilaa labo ruux oo uu ku jiro ruux ilaalo ahaa ku dilay Gaarisa Xalay. Ragan hubeysan ayaa sidoo kale dhaawacay…

            Read More

              Ethiopian, Somali troops take key city: witnesses

              MOGADISHU — Ethiopian troops and Somali government forces seized control of a key Somali city Saturday after battling Islamist rebels on the outskirts, leaving at least 18 people dead, witnesses said. The loss of Beledweyne would deal a blow to the Shebab insurgents who control large parts of southern Somalia but are facing increasing pressure…

              Read More

                Dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya oo wada hawlgal dalka lagaga saarayo kooxda Al-Shabaab

                Muqdisho Dec31, 2011(qurbejoog.com) Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo saacidaada beesha caalamka iyo waddamada deriska ah. “Maanta, shacabka iyo Dowladda Soomaaliya waxey u istaageen la dagaalanka kooxaha sheydaamiinta ee Al-Qaeda iyo Al-Shabaab oo in muddo ah ku hayey argagaxisnimo iyo…

                Read More

                  MSF oo shaqaalaheeda Ajenebiga Muqdisho ka saartay

                  Muqdisho Dec 31,2011(qurbejoog.com)-Dhakhaatiirta aan xadka laeheyn ee dhawaanta labada shaqaale ee ajaanibka ah looga dilay Muqdisho ayaa maanta Muqdisho ka saaray dhamaan shaqaalihii akjaanbubka ahaa ee caasimada ka hawlgalayay. Shalay ayuunbey aheyd kolkii nin isna ka mid ahaa saqaalaha MSF uu cusbitaalkooda Muqdisho dil toogasho ah ku dilay laba ka mid ah shaqaalaha ajaanibka ahaa…

                  Read More

                    SHAQSIYAADKA SANNADKA 2011

                    Minneapolis Dec 31,2011(qurbejoog.com)-Waxaa aad wax looga qoraa ama dhamaan warbaahinta nooc kastaba ha ahaate lagu soo bandhigaa shaqsiyaad ama sawirro loo doortay shaqsiga sannadka ama sawirrka sannadka, markasta oo la sagootinayo sannad, sannad cusubna la soo dhaweynayo. Haddaba waxaan ognahay in dad badani ay ku mashquulsan yihiin ama ay u codaynayaan qofkii ama sawirkii ay…

                    Read More

                      Somalis protest US banks’ halt of money transfers

                      MINNEAPOLIS (AP) — Hundreds of Somalis demonstrated in Minneapolis on Friday, expressing frustration and sadness over a bank’s decision to stop handling money transfers that they say relatives in Africa need to survive. Many held signs with pictures of hungry children and messages such as “I am starving — banks blocked transmitting money to me”…

                      Read More

                        MSF ponders Somali presence after attack: official

                        (Reuters) – Medecins Sans Fontieres is withdrawing non-Somali staff from a hospital in Mogadishu where two of its staff were shot dead but the aid group hopes to maintain its operation in Somalia despite the danger, an official said on Friday, Meinie Nicolai, president of MSF’s Belgian branch which runs the hospital in the Somali…

                        Read More

                          Somali Government Condemns the Killing of MSF aid workers

                          Mogadishu 30 December 2011- The Prime Minister of the Transitional Federal Government, Abdiweli Mohamed Ali, confirmed that the perpetrator of yesterday’s shooting of two aid workers would be brought to justice. Somali Government condemns the bar-baric killing of MSF Aid Workers and will bring the criminal to Justice. Two international aid workers, an Indonesian and…

                          Read More

                            Raiisul wasaare Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo Muqdisho Ku Noqday ka dib safar uu ku tegay Puntland

                            Muqdisho Dec 30, 2011(qurbejoog.com)-Wefdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka iyaga oo ka soo ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo booqasho labo todobaad qaadatay uu ku tegay. Ka hor inta uusan ka soo dhoofin Ra’iisul Wasaare…

                            Read More

                              Somali banking connection cut off

                              The hawalas that So malis depend on to send money to relatives are losing their banking connection. At the Karmel Square branch of one of the largest Somali-owned money wire businesses, customers stood outside the teller window Thursday with wads of cash in their hands and weary looks on their faces. “I wanted to send…

                              Read More

                                Jabuuti oo Ciidamada iyo dibedbaxayaashii kala bateen

                                Jabuuti Dec 30,2011(qurbejoog.com)-Maanta gelinkii danbe ayaa loo balansanaa in Jabuuti la isugu soo baxo si markaasi axsaabta mucaaridku u muujiyaan sida aaney ugu qanacsaneyn xaalada dalka. Axsaabta Jabuuti ayaa laba todobaad ka hor iclaamiyay in maalinta dec 30 ka tahay oo maanta ku beegneyd dalka guud ahaan laga dhigo isu soo baxyo. Wadooyinka Jabuuti ayaa…

                                Read More

                                  MSF oo shaqaale labaad uga geriyooday weerarkii shalay lagu qaaday xaruntooda Muqdisho

                                  Nairobi Dec 30-2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta geeriyooday shaqaalihii labaad oo u dhintay weerar uu shalay xarunta MSF ku qaaday mid ka mid ahaa shaqaalihii xaruntaasi. Ninkan manta geeriyooday ayaa dhaawac shalay soo gaadhay u geeriyooday iyada oo shalay uu geeriyooday madaxii MSF ee Soomaaliya Mr Philip Havet. MSF ayaase shaaca ka qaaday isla shalayba in aaney hakin…

                                  Read More