Meydadka 20 Somali ah oo laga helay dalka Tanzania

    Morogoro Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Booliska dalka Tanzania ayaa sheegay in ay dhawaan heleen meydadka 20 Soomaali ah oo la dhigay hareeraha wadooyin dalkaas ku yaal. Meydadka oo la sheegay in ay ay ahaayeen Soomaali u socdaaleysay dalka Zambia. Booliska ayaa sheegay in dadkani naqasku ku dhegey ka dib kolkii gaadhi ay la socdeen mudo dheer,Kadibna la dhigay…

    Read More

      Somali Lawmakers Elect New Speaker

      Somali lawmakers on Wednesday voted to elect a new speaker in a meeting in the capital Mogadishu, following a recent controversial move to sack the previous one. The new speaker, Madobe Nunow Mohamed, was elected after brief scuffles between opposing lawmakers during the meeting at the parliament. Five other lawmakers contested the post. The post…

      Read More

        20 Somali Migrants Found Dead in Tanzania

        Police in Tanzania say 20 Somali migrants suffocated to death during an attempt to smuggle them through the country. They say the bodies of 17 men and three women were found along roads in Tanzania’s Morogoro region between December 26 and New Year’s Day. Police say smugglers likely dumped the bodies one by one after…

        Read More

          Lawmakers urge UK to consider trying Somali pirates

          LONDON, Jan 5 (Reuters) – The British government should consider bringing Somali pirates to Britain for trial, lawmakers said on Thursday, accusing the government of not doing enough to tackle a problem that cost $135 million in ransoms last year alone. Parliament’s Foreign Affairs Committee also called on the government — which recently announced it…

          Read More

            Gudoomiyaha barlamanka Somaliya oo loo doortay Xildhibaan Madoobe Nuunoow Max’ed

            Muqdisho Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Waxaa maanta la doortay gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya kadib shir xasaasi ah oo ay Xildhibaanada ku yeesheen Muqdisho. Kadib kulan xasaasi ah oo ay ku yeesheen Xildhibaanada barlamanka Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku doorteen gudoomiyaha barlamanka KMG Soomaaliya.   Xilka gudoomiyenimo ayaa waxa u tar tamayay ilaa 6-Xildhibaan…

            Read More

              Shirweynihii 3aad ee Xisbiga UCID oo si rasmi Hargeysa uga furmay

              Hargeysa, 04, January 2012 (Qurbejoog.com)- Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa si rasmi ah maanta uga furmay  magaalada Hargeysa. Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah waxa ka qaybgalay ergooyin kala duwan oo ka  kala socda Gobollada iyo Degmooyinka dalka. Sidoo kale waxa qaybgalay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB, Madaxweyne…

              Read More

                Diyaarado dagaal oo dul wareegaya Baardheere iyo qal qal soo wajahay shacabka

                Baardheere 04, 2012(qurbejoog.com)- Dadka ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa u xaqiijiyay Website-ka  Somalidiasporanews.com in saakay ilaa iyo duhurnimadii maanta degmadaasi ay dul heehaabayeen diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya. Diyaaradaha ayaa la sheegay inay yihiin labo diyaaradood oo waliba ah nuuca miigga ah, iyadoo dul meeraysanaya degmada Baardheere oo laga cabsi…

                Read More

                  Gacan ka hadalka Xildhibaanada oo xadka ka baxay

                  Muqdisho 05, January 2012 (Qurbejoog.com)- Iyadoo maalmihii u dambeeyay Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya uu gacan ka hadal ku dhexmarayay Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa hadana maanta kulan ay ku yeesheen Xaruntaasi waxa uu ku dhexmaray gacan ka hadal kii ugu xumaa Xildhibanadaasi. Ku dhawaad 300-boqol oo Xildhibaan oo kasoo horjeeda Shariif Xasan Sheekh…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray qoysas masuuliyiin ay ka baxeen

                    Hargeysa Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhanbaal Tacsiya u diray ehelada laba Masuul oo dhawaan geeriyooday. Dhanbaalkan tacsida ah oo qoreaal ah ayaa sidan u dhignaa :-Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Wasiirka Wax-barashada Tacliinta Sare Marwo, Samsam Cabdi Aadan waxaanu ka tacsiyadaynayaa Geerida…

                    Read More

                      Ciidamo Ethiopia oo hor leh oo gaaray Baladweyne

                      Baladweyne 04, 2012(qurbejoog.com)-Sida ay xaqiijinayaan dadka ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, waxaa Ciidamo hor leh oo ka socda kuwa Milatariga Ethiopia gaaray halkaasi, iyagoo fariisimooyin ka sameystay duleedyada iyo Buundooyin ku yaalla Magaaladaasi. Ciidamada ayaa lagu soo waramayaa inay wataan agabyada dagaalka, iyadoo la tilmaamay inay yihiin kuwo si aad ah u…

                      Read More

                        Mucaaridka Jabuuti oo afhayeen u magaacaabay Yurub

                        Paris Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Madaxa midawga mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti UDJ Mr. Ismail Guedi Hared ayaa Mr. Ahmed Hachin Loit u magaacaabay afhayeenkooda reer Yurub. Mr. Ahmed Hachin Loit oo hore u ahaa uqaabilsanaha UDJ ee dalka Faransiiska ayaa uu madaxa UDJ u arkay in uu muhiim u yahay in uu ururka dhanka saxaafada ku metelo. Afhayenka ayaa…

                        Read More

                          Meliishaadkii Mucaaradka Libiya oo isku dhacoodu sii kordhayo

                          Tripoli Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Meeliishaadka kala duwan ee wada jirka u riday dawladii Mucamar Al Qadaafi ayaa weli tuban magaalooyinka waaweyn ee dalka Libiya iyada oo deganaasho baaxad lihina aaney dalka weli sal dhigan. Sidaa waxa Qurbejoog.com ugu soo waramay Somali kala duwan oo magaalooyin kala duwan oo dalkaas ku yaal ku xaniban. Soomaalidan oo u badan…

                          Read More

                            Mareykanka oo ku gacan seydhay digniin Iran uga timi

                            Washington Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Dawlada Mareykanka ayaa naf lacaarinomo ku tilamaantay hadal hanjabaad ahaa oo ka soo yeedhay dalka Iran oo ku wejahnaa cidamada Mareykanka ee ku wejahan marin biyoodka Hormuz. Iran ayaa madaxeeda ciidamada Gen. Ataollah Salehi waxa uu shalay soo jeediyay in aan ciidamada Mareykanka laga dooneyn Gacanka Carbeed. Hadalka Genanka ayaa ku soo beegmaya…

                            Read More