Missed work, medical bills worry Somalis

    When Ubah Salim learned her husband died, she felt seriously ill and grief-stricken. Salim, who is expected to give birth to her firstborn child on Jan. 25, was rushed to the emergency room. “I felt really scared,” she said. “It felt like the baby just stopped moving.” Salim’s husband, Omar Abdi Kadir, 26, was one…

    Read More

      Kenya push al Shabaab rebels from two Somali towns

      NAIROBI (Reuters) – Kenyan jets bombed an al Shabaab camp in southern Somalia on Friday killing 50 fighters of the rebel group and injuring 60 others, its military spokesman said. Emmanuel Chirchir told Reuters the fighters of the al Qaeda-linked al Shabaab group at the camp situated south of Garbahare had been planning to attack…

      Read More

        Raiisul Wasaaraha Canada oo Dhaleeceeyay Masjid la weeraray

        Ottawa Jan 06,2012(qurbejoog.com)Raiisul wasaaraha dalkan Canada Stephen Harper ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku dhaleeceeyay weerar mar labaad lagu qaaday Masjid ku yaal magaalada Gatineau Quebec. Raiisul wasaaraha ayaa dhanbaalkiisa ayaa lagu sheegay in falkaasi yahay mid aan ka turjumeyn dareenka reer Canada ee ku wejahan wada noolaashaha. “Xukuumadeenu waxa ay si…

        Read More

          Caasimada Syria oo qarax mar kale lala eegtay

          Dimishiq Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Caasimada dalka Syria ee kacdoonadu hareeyeen ayaa maanta waxa ka dhacay qarax ay dad badani ku hoobteen,sida ay shaacisay warbaahinta xukuumada Bashar Al Azad. Warbaahinta dalkaas ayaa baahineysa sawiro naxdin leh oo ay sheegeen in ay tahay raqda qarax maanta halkaa uu ka fuliyay ruux ismiidaamiyay. Waa qaraxii labaad ee caasimada lala beegsado…

          Read More

            Diyaarado dagaal oo duqeeyay Jubbooyinka

            Kudhaa Jan 06,2012(qurbejoog.com)- Duqeymahaani ayaa aroornimadii hore ee saakay waxa ay ka dhaceen deegaan Xeebeedka Kudhaa ee gobolka Jubbada hoose, waxaana la tilmaamay in diyaarado dagaal ay gantaalo la dhaceen deegaankaasi. Dad ku sugan halkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiyay in diyaaradahaasi laga leeyahay dalka Kenya islamarkaaan ay dhowr gantaal ku garaaceen deegaanka Kudhaa…

            Read More

              KULAN LAGAGA HADLAYEYFURSADAHA SHAQO, WAXBARASHO IYO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA EE DADKA LAHAYBSOOCO OO LAGU QABTAY DAGMADA GABILAY

              Hargeysa Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Ururka Codka Haweenka Beelaha la Haybsooco oo kulan ku qabtey Gabiley Ururkaku hadla codka haweenka beelaha la hayb sooco ee loo yaqaan VOSOMWO ayaa aqoonis weydaarsi ku saabsanaa sidii beelaha la hayb soocaa uga qayb gali lahaayeenhogaaminta siyaasadeed ee dalka ku qabtay Hotel Haji Askar ee magaalada Gabilay. Furitaankiiaqoon-isweydaarsigan oo uu ugu horeyn…

              Read More

                Hashim Yonis oo laga casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka

                Minnesota Jan 06,2011(qurbejoog.com)-Hashim Yonis oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka. Hashim Yonis oo degan magaallada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxay maalintii shallay ahayd is raaceen duqa magaallada Minneapolis ee R.T. Rybak iyaga oo u socdaalay Aqalka Cad iyo magaallada Washinton, DC. Haddaba Hashim iyo duqa magaallada Minneapolis R.T. Rybak…

                Read More

                  Ciidamada Kenya oo walxaha qarxa ka helay xero Qaxooti

                  Ifo Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay inay guul ka soo hooyeen baaritaano ay indhawaalaba wadeen oo la xidhiidha qaraxyo dad badani ku dhinteen oo ka dhacay degaanada xadka la wadaaga Soomaaliya. Booliiska ka hawlgala xerada qaxootiga ee Ifo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shixnad walxaha qarxa ah oo lagu keydinayay aqal halkaa…

                  Read More

                    Jonathan Starr’s Somali Good Deed

                    By the time he was 27, Jonathan Starr had written a book about value investing, made his first million, and founded his own hedge fund, Flagg Street Capital, in Cambridge, Mass., not far from his hometown of Worcester. He had a fat Rolodex and a bright future in finance—only he was burning himself out. “I’m…

                    Read More

                      Madaxweyne Sheekh Shariif: Shacabka haka qeyb qaataan ammaanka dalka

                      Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)- Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadka 2011-ka Isagoo ka hadlayay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadkii tagay ee 2011-ka ayaa Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu…

                      Read More

                        Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta Kullan Muqdisho ku yeeshay

                        Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo, magacaabid safiir iyo safarada Wasiirada. Ugu horreyntii Wasiirada Amniga ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhanka xasilinta caasimadda Muqdisho, ha…

                        Read More

                          Dibadbax lagu taageerayay Nabadda Somaliya oo ka dhacday Muqdisho

                          Muqdisho Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Banaanbaxiii maanta oo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socotay labada gole ee dowladda KMG ah, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo fanaaniin ayaa waxaa u jeedadiisu aheyd in lagu taageero nabadda kahana qaaday Magaalada Muqdisho muddo 21-sano kadib. Wasiiradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Marwo Maryan Aways oo…

                          Read More

                            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo soo saaray xeerka Faafinta rasmiga ah

                            Hargeysa Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray Xeer nidaamiyaha Faafinta Rasmiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland:-   Isagaoo Tixraacaya:                 Qodobka 90, Faqradiisa 12aad  ee Dastuurka JSL ee tilmaamaya  awoodaha Madaxweynaha iyo Qodobka 75aad  ee Dastuurka, oo awood gaara u siinayaa  Madaxweynaha in uu…

                            Read More

                              Hargeysa: Shirwenihii 3aad ee UCID oo la soo gunaanaday, goaamona laga soo saaray

                              Hargeysa Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta magaalada Hargeysa Lagu soo gunaanaday shirweynihii 3aad ee xisbiga UCID oo mudo laba maalmooda socday. Warmurtiyeed halkaa laga soo saaray ayaa lagu faafiyay qodobada shirka ka soo baxay,warkaasi waxa uu u qoraa sidan; UJEEDO: GO’AAMADA SHIRWAYNAHA 3AAD EE XISBIGA UCID A – GO’AAMADII KASOO BAXAY SHIRWEYNIHII 3AAD EE XISBIGA UCID 1-…

                              Read More

                                Qarax ka dhacay Baladweyne iyo Bandow lagu soo rogay

                                BALADWEYNE Jan 05, 2011(qurbejoog.com)- Qarax miino ayaa Magaalada Baladweyne waxaa lagula eegtay Ciidamada Ethiopia, iyadoo dhinaca kale magaaladasi lagu soo rogay Bandow dhaqan galay. Sida Website-ka Somalidiasporanews.com u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah, Ciidamo ka tirsan kuwa Ethiopia ayaa xalay qarax miino waxaa lagula eegtay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goobjoogayaasha ayaa waxa ay…

                                Read More

                                  Baarlamaanka Britain oo xukuumadooda ku eedeyay wax ka qabasho la’aan ku wejahan Burcad-badeeda Soomaalida

                                  London Jan 05,2011(qurbejoog.com)-guddi Baarlamaani ah ayaa ku eedeeyay xukuumada Britain wax qabad yari ku wejahan Burcad-badeeda Soomaalida ee sanadkii hore madaxfurashada u qaadatay 138 million oo dollar. Guddida Baarlamaanka Britain u qaabilsan arrimaha dibedda ayaa sheegay in dawlada dalkoodu aaney laheyn siyaasad cad oo ku wejahan la dagaalanaka Burcad badeeda Soomaalida. Guddida ayaa soo jeedisay…

                                  Read More

                                    Daladii Mucaaridka Jabuuti oo burburtay ka dib kolkii ay la jaanqaadi weyday Qarnigan

                                    Jabuuti Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Daladii Mucaaridka Jabuuti ee la asaasay sanadii 2003dii DSU (Union for Democratic Change) ayaa lagu kala dhaqaaqay shalay ka dib kolkii lagu guuldareysatay in la waafejiyo hanaanka Dimuqraadiyada. Kulan shalay ay isugu yimaadeen dhinacyada ku bahoobay dalada mucaaridka Jabuuti DSU (Union for Democratic Change) oo ka dhacay caasimada Jabuuti ayaa lagu soo bandhigay…

                                    Read More