Dalalka Carbta oo mid mid ugala baxaya kormeereyaashooda dalka Syria
Dimishiq Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Kormeereyaashii carabta ee dalka Syria mudaba u joogay sidii ay u hubin lahaayeen heshiis nabadeed oo u dhexeeyay dawlada dalkaasi iyo mucaaridka oo iminka mudo sanad ku dhaw iska horimaadyo isaga hor imanayay ayaa dalalkoodu dib ugu yeeranayaan. Mucaaridka Syria ayaa hore ugu eedeeyay in aaney qaban hawshii loo igmaday e aheyd in…
