Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Arday guddoonsiiyay abaal marino

    Hargeysa Mar 28,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland mudane Cali Siciid Raygal ayaa Maanta Shahaadooyin gudoonsiiyay arday dhamaysatay xirfadaha aasaasiga ah iyo koob ay ku guulaysteen koox kubada cagta u ciyaarta Dugsiga Panorama Skill Training Center taas oo lagu qabtay huteelka Imbiirial ee Caasimada Hargaysa. Waxaa Munaasibada gudoonsiinta shahaadooyinkan ka qayb galay oo…

    Read More

      Hargeysa: Jawigii keenista Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo Seychelles ku xidhnaa iyo wasiirka Caddaalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay sababta soo-wareejintooda (Daawo Sawirada)

      Hargeysa 28, March 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha keenay in Budhcad-badeed Soomaali ah oo ku xidhnaa dalka Seychelles loo soo wareejiyo Xabsiyada Somaliland. Barqonimadii maanta waxa Madaarka Hargeysa la keenay 9 ka mid ah 19 Budhcad-badeed Soomaali ah oo ay hore u xukuntay dawladda Seychelles, kuwaasoo gaadiidka Maxaabiista oo qafilan lagaga…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo xilal banaanaa buuxiyay, Masuuliyiin kalena xilkii ka qaaday

        Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay JSL/M/XERM/249-1002/032012, ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga & Khayraadka Badda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Dalxiiska, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta  iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                          Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda…

        Read More

          UNHCR oo ku baaqday in loo turo shacabka lagu dul dagaalamayo

          Nairobi Mar 28,2012(SDN)-Hay’ada QM u qaabilsan Qoxootiga ee UNHCR ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Madaafiicda lagu garaacayo Madaxtooyada ay waxyeelo u geystaan Shacabka aagaa ku nool. UNHCR waxa ay sheegtay in xeryaha Qoxootiga ee u dhawdhaw Madaxtooyada Villa Soomaaliya ay dhawaan ku dheceen dhawr Madfac oo dhimasho iyo dhawaacba Sababay. Bartilmaansiga Madaafiicda…

          Read More

            EU urges credible new Somali government

            NAIROBI, Mar 27- The European Union called on Tuesday for a credible government in Somalia after the mandate of the current transitional authority, accused of rampant corruption, expires in August.   Donors have ruled out extending the term of its eight-year-old Transitional Federal Government, which has failed to deliver on its mandate, and are backing…

            Read More

              SHIRKIGA DEMBI MA AHA

              In kasta oo markii la dhaho shirkigu ma aha dembi uu dadku yaabayo ayna ii malayn karaan nin waalan ama aqoon darro fara badani hayhso, haddana hadalku waa run biyo kama dhibcaan ah oo xaq ah. Mana aha hadal ka soo yeedhi kara aqoonlaawe ama ruux waalan. Waxaan u arkaa fikirkan aan qoray in uu…

              Read More

                Wefdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha oo dalka Dib ugu soo noqday

                Hargeysa Mar 27,2012(SDN)-Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha eeJamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oomudooyinkii u danbeeyay socdaal hawleed ugu maqnaa dalka Ingiriiskaayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimada dalka ee Hargaysa. Weftiga uu hor kacayoWasiirka Arrimaha Gudaha oo ka soo degay Gegida Diyaaradaha ee CigaalInternational Airport ,waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay…

                Read More

                  Senegal: Madaxweyne cusub oo la doortay iyo Cabdalla Wade oo 12 sano oo uu xukunka hayay ka dib xilli uu da’ yahay tartan lagu reebay

                  Dakar 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha dalka Senegal Mr. Abdoulaye Wade, ayaa lagu reebay wareegii dambe ee doorashada madaxtinimada oo uu ku guulaystay Mr. Macky Sall. Wareegii koowaad ee doorashada oo la qabtay February, waxa uu Madaxweyne Wade helay 34.8, halka uu Madaxweynaha hadda la doortay oo kaalinta labaad galay uu xilligaa helay 26.6 codadkii…

                  Read More

                    Dawladdaha UK iyo Soomaaliya oo ka hadlay Nin British ah oo lagu xidhay Muqdisho

                    Muqdisho 27, March 2012 (Qurbejoog.com/CNN)- Ciidanka amaanka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa xidhay nin British ah oo looga shakiyay inuu ku xidhan yahay Al-Qaacida. Siday faafisay barta Internet-ka ee Telefishanka CNN ee dalka Maraykanka, Afhayeenka dawladda Soomaaliya Mr. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), ninkan oo da’diisa 45 lagu sheegay waxa Salaasadii maanta lagu xidhay Muqdisho. “Ninku…

                    Read More

                      Official: British man arrested in Somalia

                      A 45-year-old British man has been arrested in the Somali capital, Mogadishu, for suspected ties to al Qaeda, a spokesman for Somalia’s president said Tuesday. The man is not of Somali origin, said Abdirahman Omar Osman, also a senior adviser to President Sharif Ahmed. He said the suspect had come to Somalia without a visa…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo iyo Daahir Rayaale Kaahin oo kulan gaar ah ku yeeshay Madaxtooyada, maxay tahay sababtu?

                        Hargeysa 27, March 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin tan iyo markii uu bilo ka hor dalka ku soo laabtay. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan Madaxtooyadu ka soosaartay kulankaas, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, labada hoggaamiye…

                        Read More

                          Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo kormeer ku soo maray Deegaano ka tirsan Wajaale iyo Gabiley

                          Hargeysa, 27, Mar (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dr. Maxamed Maxamuud Caga wayne ayaa kormeer shaqo ku soo maray deegaanada xoolo-dhaqatada ah ee hoos yimaada Gabiley iyo Wajaale. Kormeerkan ayuu agaasimaha Guud ugu kuu-galay xaaladda xoolaha nool ee deegaanadaas ku sugan, iyadoo xilligan ay xoolo-dhaqato tiro badani u soo hayaameen deegaanada Wajaale iyo…

                          Read More

                            Wasiirka Dibu-dejinta oo Warbixin siiyay Golaha Guurtida

                            Hargeysa, 27, Mar 2012 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa warbixin ku saabsan hawlaha shaqo ee Wasaaradda Dibu-dejinta ka dhageystay Wasiirka Wasaaraddaas. Fadhigii maanta oo uu shirguuddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Sh. Axmed Nuux Furre ayuu Goluhu warbixin kaga dhegaystay Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Cabdirisaaq Cali Cismaan. Wasiirku wuxuu Golaha uga warramay hawsha ay Wasaaraddiisu u…

                            Read More

                              Afgaaistaan oo lagu dilay labo ka mida Askarta Britain

                              Helmand Mar 26,2012(SDN)-Laba  askari  oo British  ah ayaa lagu dilay wadanka  Afgaanisataan, kadib markii nin sitay  labiska  ay  qaataan ciidamada  Afgaansitaan  uu rasaas ku furay,  sidaasina  waxa a shaaca ka qaada  xoghayaha difaaca  ee Britain, Philip Hammond. Toogashadaasi ayaa ka dhacayday  xarunta ay  ciidamada British-ka ku leeyihiin   deegaanka  Lashkar Gah ee gobolka  Helmand  oo ku…

                              Read More

                                Wasiirka arrimaha Dibedda Somaliland oo ka warbixiyay kulan uu dhawaan la qaatay Baarlamaanka reer Yurub

                                London Mar 26,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibada Somalland, Dr Maxamed C/laahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabaha uu kala  hadlay baarlamaanka midawga Yurub oo uu kulan kula yeeshay magaalada Brussells ee caasimada Bilgium. Waxa uu Wasiirka Arrimaha dibada oo haatan ku sugan magaalada London uu xusay inuu ku tagay magaalada Brussells casuumad ay  ururka Midowga Yurub u…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo Jaaliyada UK la kulmay

                                  Hargeysa Mar 2012(SDN)-Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Maanta kulan balaadhan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadankaasi isla markaana uga Xog waramay Marxalada uu dalku ku jiro iyo doorka ay qurbo joogu ka qaadan…

                                  Read More

                                    Wasaarada Qorsheynta oo maanta soo gunaanaday tababar ay shaqaalaha dawlada u qabatay

                                    Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Agaasimaha  guud  ee wasaaradda  qorshaynta  qaranka MdC/rashiid  Axmed  ayaa Maanta u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi  muddo  7  Cisho ah u socday  hawlwadeeno ka kala tirsan  wasaaradda iyo hay’adaha  dawladda  taas oo ka qabsoontay Xarunta  Wasaaradda  Qarshaynta Qaranka. Agaasimaha qorshaynta  qaranka  Md  C/rashiid  Axmed  ayaa mahadnaq u soo jeediyey  madaxda  hay’adda  “FAO”  ee…

                                    Read More

                                      Agaasimaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo maanta furay tababar la xidhiidha cudurada Faafa ee Xoolaha ku dhaca

                                      Hargeysa Mar 26,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xannaanada Xoolaha ee Somaliland Dr Maxamud Axmed Caga weyne ayaa Maanta furay tababar socon doona mudo Sodon Cisho ah oo lagaga hadlayo la dagaalanka cudurada faafa ee ku dhaca xoolaha. Tababarkan oo ay ka qayb qaadanayaan hawl wadeeno ka tirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha waxaa furitaankiisii hadal ka jeediyay Agaasimaha…

                                      Read More