Bar-Tilmaameed: Talada Xun horaa loo eeday!

    Afar indhood iyo laba indhood isku si wax uma arkaan; shaqo qof keli ah qabtay iyo ta la isugu tago isku tayo ma noqdaan; talo la’aan waa tayo la’aan. Aqoontaada iyo waayo-aragnimadaadu inta ay doonto ha le’ekaato, haddana marna kama maarantid talooyinka iyo la-tashiga. Indheergarad ayaa la weydiiyey; “La-tashigu muxuu faa’iido leeyahay?” Wuxuu ku jawaabay…

    Read More

      Arday Ka Tirsan Jaamacada Admas Oo Soo Qaban Qaabiyey Munaasibad Buugaag Loogu Ururinayo Xarun Wax Akhris Oo Dalku Yeesho

      Hargeysa, 21, Mar 2012 (SDN)- Ardayda Kulliyada Daraasaadka Horumarinta (Development Studies) ee Jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa ayaa soo qaban qaabiyey Munaasibad balaadhan oo lagu ururinayo buugaag la dhigo Maktabad lagu akhristo, isla markaana kor u qaada wax akhriska Bulshada Somaliland oo la tilmaamay inay aad uga liitaan wakhtiga ay siiyaan Wax Akhrinta. Munaasibadan oo…

      Read More

        Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo hawsha tirinta kunka Qof ka fuliyay Burco

        Burco, 21, Mar 2012 (SDN)- Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa maanta hawlgalkoodii tirinta madax-taabashada ah ee kunka qof ee laga rabo Urur kasta ka fuliyay Gobolka Togdheer xaruntiisa Burco. Hawsha Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo noqonaysa Gobolkii afraad ee ay ka fuliyaan tirinta Kunka qof ayaa maanta waxa si isku mid ah taageerayaashooda u soo…

        Read More

          Wasiirka cusub ee Ciyaaraha oo xilkii la wareegay iyo Wasiirkii hore oo xidhiidhka Kubadda Cagta ku dardaaray inay la shaqeeyaan

          Hargeysa, 21, Mar (SDN)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka Cali Siciid Raygal ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore Wasaaraddaas Cabdi Siciid Faahiye. Munaasibada xilwareejinta oo ka qabsoomtay xarunta Hay’ada Shaqaalaha waxaana ugu horeyn ka hadlay munaasibadaas Wasiirkii hore Wasaaradda Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye, waxaanu ka warramay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilka…

          Read More

            Car bomb explodes in Somali capital, wounds two

            (Reuters) – A car bomb exploded in the heart of the Somalian capital Mogadishu on Wednesday, wounding two people and triggering bursts of gunfire from police, witnesses said. The blast adds pressure on the embattled U.N.-backed government struggling to secure the city against al Qaeda-linked Islamist rebels, even with the help of nearly 10,000 African…

            Read More

              Hogaamiyaha sare ee Iiraan oo sheegay in cunaqabateynta saaran looga gaashaaman karo waxsoo saar dheeri ah

              Tehran Mar 21,2012(SDN)-Wadaadka Dhinaca Siyaasada iyo Diinta ee sida weyn looga qadariyo Wadanka Iiraan Aayo tulaa Cali Khumayni ayaa Maanta sheegay in cadawga Iiraan uu xoog saaray sidii dhinaca dhaqaalaha looga curyaamin lahaa Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiran Aayo Tulaa Cali Khumayni oo Maanta Khudbad dheer ka jeediyay munaasibad lagu xusayay Sannadka Cusub ee loo…

              Read More

                Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Ottawa looga dhawaaqay(DHEGEYSO)

                Ottawa Mar 21,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada lagu soo bandhigay Golle ay ku bahoobeen xubno ka tirsan reer Ottawa oo loogu magac daray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed. Fowsiyo Cabdikariim iyo Axmed Maxamed Nuur oo ah labo ka mida xubnaha Gollahan ayaanu ka wareysanay baahida iyo asbaabta keentay in ururkan ay iminka ku dhawaaqaan.  [mp3player…

                Read More

                  Taageerayaasha Urur-siyaasadeedka RAYS oo Wacdarro Ka Dhigay Kormeerkii Madax-taabashada ururrada ee Gobolka SAAXIL+ Hafiyay Ururrada Kale+Saadaasha Berri ee Burco.DAAWO SAWIRRADA

                  Berbera- Urur-siyaasadeedka RAYS oo kamid ah 15ka urur ee diiwaangashan ayaa noqday Ururkii Kaalinta koowaad ka galay Gobolka Saaxil ururada ilaa hada laga diiwaan galiyey Kunka qof oo madaxtaabasho ah kuwaas oo ay Gudida Diiwaan galintu shuruud kaga dhigtay Ururadu inay buuxiyaan. Gudida Diiwaangalinta Ururada Siyaasiga ah ee Somaliland oo ku sugan Magaalo madaxda Gobolka…

                  Read More

                    Gunmen kill 3 Yemeni soldiers, army holds 6 Somalis.

                    ADEN (Reuters) – Gunmen crept into an army barracks in southern Yemen early on Monday before killing three sleeping soldiers and wounding two, a security official said. “The gunmen snuck into the area and killed the soldiers as they were asleep early this morning,” the official told Reuters. He blamed al Qaeda for the attack…

                    Read More

                      Shirkada Sibidhka ee Saaxil Cement Company oo ka hadashay Mashruuca Sibidhka Berbera iyo doorka Dahabshiil

                      Berbera Mar 20,2012(SDN)-Shirkada Sibidhka ee Saaxil Cement Company ayaa war qoraal ah oo ay soo Saartay Maanta waxay kaga hadashay arrimo ku saabsan warshada sibidhka ee berbera iyo doorka ay ku leedahay Shirkada dahabshiil. Waxay Shirkadani Warkeeda ku sheegtay inay tahay mid saamilay ah oo kulmin doonta Shirkadaha Ganacsiga,Qurbo jooga iyo cid kastoo danaynaysa inay…

                      Read More

                        Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka oo Hargeysa ka furay kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta

                        Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Wasiir ku-xigeenka  Arrimaha Gudaha ee dhinaca Maamulka Mudane Cismaan Garaad Soofe ayaa Maanta ka furay Huteelka Maansoor kulan hawleed qayb ka ah Mashruuca Maamul daadejinta ee Lix degmo oo Somaliland ah laga hirgalinayo. Kulankan waxaa ka soo qayb galay oo kale Mas’uuliyiin,iyo Aqoon yahano isugu jira dadka ku hawlan adeegyada bulshada gaar ahaan…

                        Read More

                          Wasaarada Qorsheynta oo Hargeysa ugu qabatay qaar ka shaqaalaha Dawlada aqoon isweydaarsi

                          Hargeysa Mar 20,2012(SDN)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka C.rashiid Axmed Guuleed ayaa Maanta aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo daba-galka mashaariicda iyo Qiimayntooda waxa uu uga furay huteelka Maansoor Xubno ka kala socday Wasaaradaha dawlada. Waxa uu Aqoon isweydaarsigani socon doonaa mudo afar iyo toban cisho ah waxaana hirgalintiisa si wada jir ah isaga kaashaday Wasaarada Qorshaynta…

                          Read More

                            AU Somalia force to take command of Kenyan troops

                            The African Union’s peacekeeping force in Somalia will soon take command of Kenyan troops in the war-torn Horn of Africa nation, a Kenyan military official said Saturday. Col. Cyrus Oguna, who is in charge of Kenyan troops in Somalia, said the African Union will take over the 4,664 Kenyans as of March 30. He said…

                            Read More

                              Muqdisho: Tiyaatarkii Qaranka oo 20 sannadood ka dib la furay, Madaxweyne Shariif iyo Raysal-wasaaraha Somalia oo ka hadlay

                              Muqdisho 20, March 2012 (Qurbejoog.com/AFP)- Tiyaatarkii qaranka oo ku taala caasimadda colaaduhu daashadeen ee Muqdisho, ayaa Isniintii shalay dib loo furay 20 sanadood ka dib. Sida ay sheegtay AFP, Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay rejadiisa la xidhiidha in furitaanka Tiyaatarkani wax ka tari doonto codsigoodii muddada dheer ee nabadda dalkaas oo 21-kii…

                              Read More