15-ka Urur Siyaasaddeed oo saaka si isku mid ah Cududdooda ugu muujiyay Caasimadda Hargeysa
Hargeysa, 19, Mar 2012 (SDN)- 15-ka Urur Siyaasaddeed ee Somaliland ayaa saaka dhoola-tusyo xoogan ka muujiyay, degmooyinka kala duwan ee Caasimadda Hargeysa. Ururrada ayaa goobo u dhaw Xarumahooda kusoo ururiyay dadwayne aad u tiro badan, iyadoo Urur kasta laga rabo kun qof oo madax-taabasho ah. Hawlwadeennada Shabakada Wararka ee Somalidiasporanews oo saaka u kuurgalay hawsha…
