Xulka Kubedda Koleyga Somaliland oo ka Qebgalaya ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa

    Berbera April 20,2012(SDN)-Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyi Ciyaaraha, iyo Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku sii sagootiyay kooxda kubada Kolayga ee Somaliland uga qayb galaysa Tartanka koobka bariga iyo badhtamaha afrika ee ka dhacaya 24 bishan aynu ku jirno ee April Magaalo Madaxda Wadanka Yugaandha ee Kambaala. Wasiirka…

    Read More

      Mahiiga oo Hargeysa ka degay Maanta

      Hargeysa April 20,2012(SDN)-Wakiilka  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Dr.Augustine Mahiga ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa isagoo ka soo degay gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport.   Waxaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia ku soo dhaweeyay Madaarka Caasimada Wasiirka Wasaarada Arrimaha…

      Read More

        TFG and Allies Target Al-Shabaab in Southern Somalia

        Ceel-waaq (SDN) -Reports emerging from Gedo region in Somalia say that a battle took place earlier today in Ceel-waaq between the Transitional Federal Government forces along with their Kenyan and Ethiopian allies against Al-Shabaab. Kenyan warplanes battered Al-Shabaab strongholds in the city of Ceel-waaq. They also say coalition forces used diverse weaponry and tactics to…

        Read More

          Mogadishu Prison Break

          Mogadishu (SDN) -Mogadishu’s central prison was the site of a coordinate prison break earlier today when an undisclosed number of inmates managed to escape the facility. Army officials of the Transitional Federal Government attempted to prevent the escape and opened fire on inmates. Hand grenades were also heard exploding in the compound. Witnesses told our…

          Read More

            Guddoomiyaha Ururka UMADDA Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Go’aanka Guddida Diiwaangalinta Ururada

            Hargeysa Apr 20, 2012 (SDN)- Guddoomiyaha urur siyaasadeedka  Umadda Dr Maxamed Cabdi Yuusuf Gaboose, ayaa  si weyn  u soo dhaweeyay go’aankii guddida diiwaangalinta ururada iyo ansixinta axsaabta siyaasadu maanta soo saaree. Dr Gaboose, waxa uu guddida diwaangelinta ku hambalyeeyay natiijadii ay soo saareen uu ku tilmaamay mid si cadaalad ah u dhacday isla markaana ka turjumaysay…

            Read More

              AU troops in Somalia report gains against rebels

              MOGADISHU — African Union troops in Somalia said Friday they took control of Al-Qaeda allied Shebab insurgent bases on the outskirts of Mogadishu, the latest loss for the extremist fighters. Burundian troops with the AU force seized areas of the capital’s Banadir district late Thursday, including securing the Deynile airstrip, part of long-running efforts to…

              Read More

                HAMBALYO MEHER

                HAMBALYO MEHER Abshir Askar Maxamed, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Barkhad Daahir Ismaaciil iyo Xaaskiisa, Xuseen Xasan Yuusuf, Mawliid Cabdi Muuse, Cabdi Cusmaan Cali (Naano), waxay dhamaantood hambalyo u dirayaan: Ibraahin Maxamed Yuusuf (Ibrahin jamhuuriya) Iyo Nimco Sh. Axmed Cali Weerar oo 18/4/2012 meherkooda ka dhacay  Hotelka Hadhwanaag ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda reerkii lagu nasto…

                Read More

                Ma Xasuusata Xiddigii Reer Holland (Johan Cruyf)?+

                Holland-April-20-2012-qurbejoog.cob-A kyaartaay maanta iyo barnaamijkeen ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa taariihk nolaleedkii xiddigii reer Netherland Hendrik Johannes Cruijff. Haddaba saaxiibayaal anigoona taariikhdiisa soo koobi karin aan ka soo qaato inta muhiimka ah. Magaciisa runta ah waa (HENDIRK JOHANNES CRUIJF). Cruyf wuxuu dhashey 25-April- 1947- Amstredam Holland-Age(64)Shaki kuma jiro inuu ahaa laacib reer Holland ah walow uu…

                Read More

                  Muj. Dhegoweyne: “Sida ay guddiga Diiwaangelintu u badheedhay go’aan u badheedhaya ayaanu soosaaraynaa”

                  Hargeysa 20, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS Muj. Ibraahim Cabdullaahi Xuseen (Dhegoweyne), ayaa qaadacay natiijada ay maanta ku dhawaaqeen guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadeed ee Somaliland. Guddigu waxay subaxnimadii Jimcaha maanta sheegeen in urur 6 u gudbeen ka qaybgalka tartanka doorashada dawladdaha Hoose oo la filayo inay dabayaaqada sanadkan qabsoonto. Hase yeeshee, Ibraahim-dhegoweyne waxa uu…

                  Read More

                    War deg deg ah: Guddida Diiwaangelinta oo soo saaray Liiska Ururrada ku soo baxay marxaladii kala reebista iyo kuwa hadhay

                      Hargeisa, 20, April 2012 (SDN)- Guddida Diiwangalinta Ururrada Siyaasadda ayaa saaka ku dhawaaqay tirade Ururrada ka gudubtay marxaladii u dambaysay ee looga baahnaa iyo kuwa ku hadhay marxaladaas. Guddida Diiwaangelinta oo saaka warbaahinta kula hadlay xafiiskooda ayaa shaaciyay lix Urur SIiyaasaddeed oo ku soo baxay is-reeb reebka marxaladii u dambaysay ee tartanka Ururrada Siyaasadda,…

                    Read More

                      Kenya Sentences Somali Pirates

                      Mombasa (SDN)-A court in Mombasa, Kenya sentenced 11 Somalis to prison after they were caught attacking a French ship off the waters of that nation. The accused pirates petitioned the court to serve their sentences in a Somali prison, however the judge who heard the case denied their request. Judge S.K. Gacheru stated that this…

                      Read More

                        Guddoomiyaha Banka Jabuuti Jaamac Xeyd oo Dhuumaaleysi ku Yimi Hargeysa

                        Hargeysa April 20,2012(SDN)-Guddoomiyaha Banka Jabuuti Md Jaamac Xeyd ayaa maalmiii u danbeeyay magaalada Hargeysa ku sugnaa isla markaan aan saxaafadda la hadal. Jaamac Xeyd oo dhanka kalena ay xidid yihiin Madaxweynaha Jabuuti ayaa ah ruuxa Jabuuti danaheeda ka fuliya Somaliland. Jabuuti ayaa damacsan in mashaariic dhaqaale ka fuliso Somaliland,inkasta oo mashaariicdaasi waxba ka hirgelin ilaa…

                        Read More