Guddoomiyaha Gobolka Salel oo booqdey Degaano Gobolka Hoos taga

    Hargeysa April 19,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Salel Maxamed Muuse Bucul oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa socdaal shaqo ku soo maray degmada xariirad ee gobolkaas iyo deegaanada ku xeeran. Gudoomiyaha gobolka oo uu socdaalkiisa ku weheliyey taliyaha qaybta Booliska ee Gobolkaasi Maxamed cabdi Axmed ayaa ujeedada socdaalkoodu waxay la xidhiidhay sidii ay xog ogaal ugu…

    Read More

      Daraasad ka Hadleysa Bilicda Hargeysa oo la soo Bandhigay

      Hargeysa April 19,2012(SDN)-Wasiirada Arrimaha Gudaha,Diinta iyo Awqaafta,Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Xubno ka tirsan gudida horumarinta Bilicda Caasimada ayaa Maanta ka qayb galay kulan lagu soo bandhigayay daraasad lagaga sameeyay hawlgalkii dawlada hoose ee ku wajahnaa kor u qaadka bilicda Caasimada. Waxaa kale oo kulankan ka qayb galay Xoghayaha Dawlada hoose iyo Xubno ka tirsan gudida…

      Read More

        TFG Official Executed By Al-Shabab in Somalia

        Ceel Cade (SDN) The militant group Al-Shabaab which is embroiled in combat with Somalia’s Transitional Federal Government as well as Ethiopian and Kenyan defense forces has reportedly executed the district commissioner of Ceel Cade of Somalia’s Gedo region. The commissioner’s body was found decapitated after a search that lasted several days. His security officer Yahya…

        Read More

          Casho Sharaf iyo Sagootin loo sameeyay Kooxda Kubedda Koleyga Somaliland

          Hargeysa April 19,2012(SDN)-Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha, dhaqanka Somaliland, Md. Cabdi Siciid Raygal, ayaa ka qayb galay xaflad casho sharaf ah oo ay shirkada Sagaljet caawa ku sii sagootiyaysay kooxda kubadda kolayga Somaliland, ee ka qayb galaysa tartanka caasimadaha bariga iyo badhtamaha Afrika, oo 23 ka bishan ka bilaabmaya magaalada Kambala ee dalka Yugaandha. Xafladaasi casho…

          Read More

            Waxgaragka Beesha Garxajis Weyne ee Woqooyiga America oo ka wada hadlay xaaladaha dalka

            Washington April 19,2012(SDN)-Waxa Habeenimadii xalay Kulan looga arinsanayo xaaladaihii u danbeeyay ee Jamhuuriyada Somaliland Khadka Telefoonka ku yeeshay wax garadka Beelweynta Garxajis ee ku dhaqan Qaarada Woqooyiga America. Kulankan ayaa la iskula soo qaaday Dareenka Beesha ee ku wejahan sida wax u socdaan intii ka danbeysay mudadi xilka ay la wareegtay Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed…

            Read More

              Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta ka shiray qodobo dhawr ah

              Muqdisho, 19 April 2012(SDN)-Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa sh ir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay Dakhliga, canshuuraha iyo Kharashaadka Dawladda,  barista qaraxii thearterka, xaaladda dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Tiyaatarka iyo Suuqa Baydhabo, arrimaha amniga iyo gobollada, warfdiga ka imaanaya dawladda Koonfur Afrika, Horumarinta Kaabayaasha Isgaarsiinta. Wasiirka Maaliyadda…

              Read More

                Somaliland oo ka hadashay sababta ay uga noqotay wada-hadalladii Soomaaliya

                Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay ka noqotay wada-hadalkii ay la yeelan lahayd dawladda Soomaaliya, waxaanu ku sababeeyay ka noqoshadaas in dawladda TFG ee Soomaaliya ay carqaladeynayso hanaankii shirkaas ku qabsoomi lahaa. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ka mid ah Guddi ka kooban…

                Read More

                  Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Ergeyga EU u qaabilsan Africa

                  Muqdisho April 19,2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee ururka Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika Mr Alexder Rondes iyaga oo ka wadahadlay horumarinta xiriirka Dowladda Soomaaliya iyo ururkaasi Midowga Yurub oo kaalin ka qaata taageerada Dowladda   Shir jaraa’id oo ay si wadajir…

                  Read More

                    Somaliland oo ka noqotay Wada-hadalladii Soomaaliya waa maxay sababtu?

                    Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay ka noqotay wada hadalladii hore loo shaaciyay inay wada yeelanayaan Soomaaliya. Ilo wareedyo u dhuun-daloola Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ayaa Somalidiasporanews/Qurbejoog.com u sheegay in Xukuumadda Somaliland ay ka noqotay wadahadalladii loo qoondeeyay in caalamku bilaha soo socda u qabto Somaliland iyo Soomaaliya. Sida ay wararkaas…

                    Read More

                      Wasiirka Maaliyada Oo Soo-saaray Wareegto uu ku dhaqan-galinayo Miisaaniyad Sanadeedka 2012-ka

                      Hargeysa, 19, April 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa soo saaray Digreeto uu ku dhaqan-gelinayo Miisaaniyad Sanadeedkan 2012ka isagoo dhaqan-gelinta kasakaw soo saaray Qoddobo badan oo uu ku Tashiilayo Iscmaalkeeda iyo Dakhli soo Ururinteeda, waxaanay Digrreatada Samaale u qornayd sidan:- Ujeedo Dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2012:- Anaga oo fulinayna go’aanka Ansixinta Miisaaniyadda 2012…

                      Read More

                      Chelsea oo 1-0 ku khaarijisey Barcelona

                      Stamford Bridge London-April-18-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneynaa ciyaar runtii aad u xiisa badneyd oo dhexmartey Chelsea iyo Barcelona kana mid ahayd koobka UEFA. Ciyaatan oo aay ka soo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan iyo labada kooxood taageerayaashooda oo ciyaartu markey bilaabantey ilaa dhamaadkeedii aan kala joojin sawaxan iyo sacab kuna…

                      Read More

                        Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir

                        Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula kacay Cabdi Raxmaan.   Beeshu aad ayay uga wada Xuntahay falkaa, aadka u Xun ee lagula Kacay C/Raxman Marka Laga Reebo in yar oo la magac baxday QIRINQIIRKA, Siilaanyo oo…

                        Read More

                          Booliska UK oo Codsi loo Jeedinaya Reer Bristol

                          Dadweynaha ku nool Magaalada Bristol, gaar ahaan xaafada St.Puals iyo hareeraheeda waxaa laga codsanayaa cidii arkaysay ama wax ka og dhaawac culus oo loo geystay nin  Somali ah oo da’diisu ay tahay 41 jir Subaxnimadii Axada ee ay taariikhdu ahayd 8 April, saacaduna ay ahayd 6.45 ee subaxnimo. Fal dambiyeedkani waxa uu ka dhacay goolada…

                          Read More

                            Major Developments in Somaliland’s Health Sector

                            Hargeisa (SDN)-Somaliland’s Vice President Abdirahman Abdullahi Ismail (Seyli’i) cut the ribbon at the opening of the new wing of Hargeisa General Hospital. The event also marked the debut of the new dialysis program at the public hospital. The hospital’s administration, visiting doctors from the UAE, the Minister of Health and the Minister of the Treasury…

                            Read More

                              Somalia at Cross Roads: Is this time any different?

                              For over twenty one years, my great people of the Somali Republic have suffered harshly inside and outside Somalia. So much blood has been shed. Millions were forced to refugee camps. The lives, dreams, and hopes of young boys and girls were wrecked. Tribal Militias, gangs, thugs, and warlords took over the country. Somalia became…

                              Read More