Cabdi Noel oo Aas Qaran Jabuuti loogu sameeyay(DAAWO SAWIRADA)-

    Jabuuti April 22,2012(SDN)-Waxa maanta Jamhuuriyada Jabuuti loogu sameeyay Aas Qaran Madixii hay’ada xuquuql insaanka Jabuuti jean Paul abdi Noel. Cabdi Noel ayaa todobaadkii hore ku geeriyooday dalka Faransiiska. Aaska maanta ee Cabdi Noel ayaa waxa ka qeybgalay safiirada afar dal oo reer Galbeeda,xildhibaano,culumaa;udiin iyo shaab kumanaana. Cabdi Noel ayaa ilaa mudadii gobanimo doonka Jabuuti ku…

    Read More

      Guddoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka warbixiyay xaaladaha Gobolkaasi

      Cerigaabo April 23,2012(SDN)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Axmed Diiriye “Geel jire” ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada Guud ee nabadgalyada iyo nolosha ee deegaamada kala duwan ee Gobolkaasi koobsado. Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo caawa khadka telefoonka ugu waramayay Wakaalada Wararka ee Solna ayaa sheegay in deegaamo door ah oo ka tirsan Gobolkaasi ay ka da’een raxmaadkii eebe…

      Read More

        Jaaliyadaha Reer Somaliland ee Britain iyo Kenya oo ku taageeray xukuumada Gaankii ka noqoshada wadahadalada Soomaaliya

        London April 23,2012(SDN)-Jaaliyadaha Somaliland ee ku nool Dalalka Ingiriiska iyo Kenya ayaa Maanta ku taageeray Xukuumada Somaliland Go’aankii ay ku hakisay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somalia . Jaaliyadaha Somaliland ee Ingiriiska iyo Kenya ku nool ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” waxa ay ku amaaneen magacaabistii shanta wasiir ee uu…

        Read More

          Ma dhab baa in guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta Ururada siyaasaddeed natiijadii ay ku dhawaaqeen ka dib uu dalka ka dhoofay?

          Hargeysa 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha guddiga Diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka Somaliland Mr. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale), ayaa la sheegay inuu dalka ka dhoofay. Ma jiro war rasmi ahaan guddigu ka soosaareen safarkaas, balse siday ilo xogogaal ahi tibaaxeen, guddoomiyuhu waxa uu dalka ka dhoofay ka dib markii ay Jimcihii soosaareen natiijada…

          Read More

            Booliska Burco oo ka hadlay 20 qof oo lagu xidhay Mudaharaadkii urur-siyaasadeedka UDHIS sameeyay

            Burco 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amaanka ee magaalada Burco, ayaa xabsiga dhigay ilaa 20 qof oo ka tirsan taageerayaasha urur-siyaasadeedka UDHIS oo ka mid ah 9-ka urur ee ku guuldaraystay inay u gudbaan ka qaybgalka tartanka doorashada Deegaanka Somaliland. Guddoomiyaha garabka Haweenka ururkaas marwo Raxma Jaamac oo u warantay telefishanka HCTV, waxay sheegtay in…

            Read More

              Somaliland’s Minister of Health Tackles Childhood Mortality

              Hargeisa (SDN)-Somaliland’s Minister of Health Hussein Mahamud hosted a conference today at the Mansur Hotel in Hargeisa. The conference brought together regional stakeholders in child health including representatives from UNICEF. The minister highlighted the burden of disease among children in the nation citing the high rates of child malnutrition which often leads to childhood mortality. He also…

              Read More

                Kenyan Delegation meets with Somalia’s TFG

                Mogadishu (SDN)-A large delegation from Kenya including the deputy foreign minister arrived at Aadan Cadde International airport in Mogadishu today. Officials of the transitional federal government of Somalia were there to give a warm welcome to the delegation led by the deputy foreign minister of Kenya. The group was taken to the administrative headquarters of…

                Read More

                  Ambassador Mahiga: “Al-Shabaab waxay ku socdaan Somaliland iyo Puntland, waxayna…”

                  Hargeysa 22, April 2012 (Qurbejoog.com)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga, ayaa sheegay in Al-Shabaab xilligan khatar ku tahay Somaliland iyo maamul-gobolleedka Puntland. Amb. Mahiga oo Jimcihii doraad socdaal ku yimi Hargeysa, shalayna u waramay laanta afka Soomaaliga ee VOA, waxa uu sheegay in firxadka Al-Shabaab…

                  Read More

                    Qurbejoogta Reer Yurub ee Beesha Garxajis oo Kulan Yeeshay

                    London April 22,2012(SDN)-Kulan Dhanka Telephoneka ah oo ay xalay yeesheen qaar ka mida waxgaradka Beesha Garxajis Weyne ayaa la iskula soo qaaday arrimo ku koobnaa xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Kulankan oo daba socday mid dhawr maalmood ka hor ay yeesheen Qurbejooga Beesha Garxajis ee Woqooyiga America ayaa isna lagu eegay xaaladaha ay ka midka…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka tirsan Qaramada Midoobey

                      Muqdisho, April, 22,2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi caalami ah ee ka tirsan  xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimadda.   Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafidiga ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha bini’aadanimo, Xuquuqul Insaanka iyo waliba Xuquuqda haweenka.  …

                      Read More

                        Madaxweyne SIILAANYO: Mid Hogaankiisu Ku caan Ahaa, Musuqmaasaqa, iyo Qabyaalada Xiligii Halgankii SNM, Iyo Xiligan Xaadirka ahba

                        Madaxweyne SIILAANYO: Mid Hogaankiisu Ku caan Ahaa, Musuqmaasaqa, iyo Qabyaalada Xiligii Halgankii SNM, Iyo Xiligan Xaadirka ahba, by DACAR. Xiligii Halgankii SNM ee Madaxweyne Siilaanyo Hogaanka Xusbiga hayey, ayaa ahaa mid aad Ugu caanbaxay, Lunsiga, iyo Musuqmaasaqa, Dhaqaalihii Xusbiga, ee Laga Soo Urrurn Jirey Qurbaha. Xaligan isaga ah, ayaa dadwaynahu Waxa ay is waydiin jireen,…

                        Read More

                          Ruushka iyo China oo Wadajir Dhoolotus u sameeyay

                          Shangdong April 22,2012(SDN)-Dalalka Ruushka iyo shiinaha  ayaa  maanta  Bilaabay dhoolatus milateri oo dhinaca badda oo ah kii ugu horeeyey ee ay wada jir u sameeyaan, dhoolatuskaasi oo ay ka bilaabeen Biyaha Badda shiinaha,dhoolatuskan oo ay labada dal bilaabeen waqti xiisadi ay u dhexayso dalka shiinaha  iyo dalalka kale ee Eeshiyaanka ah ee la jaarka ah….

                          Read More

                            Wasiirka Arrimha Guddaha oo Jawaab ka bixiyay cabashada Ururadii ku hadhay isku Shaandheynta

                            Hargeysa April 22,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee JSl Mudane maxamed Nuur carraale Duur ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa kagana hadlay tabashooyinka qaar ka mid ah ururada ku hadhay qorshahii natiijada qiimaynta ururada ee gudida diiwaangelintu soo saartay. wasiirku waxuu u jeediyey ururada in tabashooyinka ay sheeganayaan ay u marayaan dariiqa saxda ah ee…

                            Read More

                              Xukuumada Somaliland oo soo bandhigtay Qorshe Quudin dhanka Caruurta ah

                              Hargeysa April 22,2012(SDN)-Wasiirada Caafimaadka iyo Xanaanada Xoolaha ayaa maanta ka qayb galay xafladda lagu daahfurayey istiraatiijiyadda Qaran ee Quudinta iyo nafaqaynta caruurta Somaliland ee Sanado Xiliyeedka 2012 ilaa 2016. Xafladda oo ka dhacday Hotel maansoor ee Magalaada hargaysa oo sidoo kale uu goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka iyo agaasimayaal waaxeedka nafaqaynta…

                              Read More

                                Dhacdadii Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye Fiiro Iyo Falanqo: Rashiid Sheekh Cabdillaahi X Axmed(Gadhweyne)

                                Mushkilad baa ka dhacday shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, 15kii Abriil, sannadkan 2012ka. Mushiladdu, tiro aad u yar mooyiye,  dadka badankiisa waxay ugu muuqaataa dhibaato shakhsi ahaan ku dhacday xubin jago weyn ka haysay xisbiga Kulmiye; taas owgeed wax codku u badan yahay la-dareenwadaagga Md Cabdiramaan Cadilqaadir oo ah ninka dhibaatadu ku dhacday oo…

                                Read More

                                  Suldaan Maxamed oo ka digay khatar ka dhalan karta mudaharaad ay ku baaqeen Ururradii hadhay

                                  Hargeysa, 22, April 2012 (SDN)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Ururadda Siyaasadda ee ku hadhey qiimeyntii Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda u soo jeediyey inay joojiyaan Mudaharaadka ay ku baaqeen oo uu tilmaamay in uu wax weyn u dhimi karo Nabadgelyadda ay Somaliland ku naalooneysay labaatankii Sanno ee u danbeeyey….

                                  Read More

                                    Nin Xadhig ku muteystay aflagaadeynta Diinta

                                    Baligubadle April 22,2012(SDN)-Maxkamada degmada Bali gubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta ku riday xukun xadhig oo mudo sadex bilood ah Aadan Saxardiid Caydiid kadib markii ay ku cadaatay inuu caayay diinta. Maxkamada arrintan ayaa ka danbaysay kadib markii Gudida Wanaag Farista iyo xumaan ka reebista oo kaashanaya ciidanka boolisku ay soo qabteen ninkan isla…

                                    Read More

                                      Guddiyada Maamula Biyaha ee Gobolada Togdheer iyo Dadmadheed oo Tabar u furmay

                                      Hargeysa April 22,2012(SDN)-Tababar socon doona muddo afar cisho kuna saabsan gudida maamulka biyaha kana qeyb galeen xubno ka kale socday tuulooyinka cabdi dheere,bali muumin,iyo harada gumbatixil oo ka kale tirsan gobolada daadmadheedh iyo togdheer ayaa maanta lagu qabtey huteel maansoor ee magaalada hargeysa. Tababarkan oo ay fulinayaan ururka sohasco isla maarkaana ay maalgelisey hay’ada ceritas…

                                      Read More