Agaasimaha Iddaacada Radio Hargeysa oo tababar u furay xubno ka tirsan Bulshada Rayidka,Booliska iyo Ururada Dhalinta

    Hargeysa April 09,2012(SDN)-Agaasimaha waaxda idaacadda wasaarada warfaafinta Siciid Aadan Cige ayaa maanta Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka  uga  furay  Huteel Cali Jirde ee Magaalada Hargeysa  afartan xubnood ka kala socday ururada Bulshada Rayidka ah ,xuquuqul in saanka, Booliska  iyo ururada dhalinyada ah. Tababarkan oo socon doona muddo afar maal-mood ah waxa  fulinaysa Hay’adda  HPA , …

    Read More

      Taliyiha Cusub ee Socdaalka Somaliland oo maanta xilka la wareegay

      Hargeysa April 09,2012(SDN)-Wasiir ku  xigeenka Amniga ee wasaarada arimaha Gudaha  Mud, Cabdillahi Abokor Osmaan ayaa maanta  xilkii u kala wareejiyey Tasliyihii hore ee Laanta Socdaal Somailand  Maxamed Cismaan Caali  iyo Taliyaha Cusub ee Laanta Socdaalka Maxamed Cali Yuusuf. Taliyihii hore ee Laanta Sovcdaalka S/land  Masxamed cismaan Caalin, oo la hadlay munaasibada xil wareejinta  oo ka…

      Read More

        DHALIILAY SIYAASADA XUKUUMADA by yahye askar

        illaahay aya mahad leh   akhriste marka hore salan diiran ka dib shabakada calamiga ah ayaan dhiiri galin uso jeedinaya hadii aan u daadago dulucda faaladani  ay xanbaarsantahay. xaalada wadanku ku jiro wakhti xaadirkan siyaasada arimaha gudaha iyo ta dibada waxaa ka muuqda jileec iyo dabacsanaan baahsan oo dhan walba leh taaso loo sababaynayo go’doonka…

        Read More

          Koffi Anan oo lagu Wado in uu booqdo Qaxootiga reer Siiriya ee ku sugan Turkey

          Istanbul Astanbul April 09,2012(SDN)-Ergayga Qaramada midoobay iyo Jaamacada carabta ugu qaabilsan dalka Siiriya Koofi anan, ayaa lagu wadaa inuu Salaasada tago xeryaha qaxoontiga ka soo barakacay dalka siiriya eek u yaala xuduuda Siiriya la wadaagto dalka Turkiga, sidaasina waxa sheegay warar dhinaca diblumaasiyada dalka turkiga ah. Socdaalka uu Mr, Koofi Anan ku tagayo xeryahaasi qaxoontiga…

          Read More

            Wejigii 2aad ee Shirweynaha Urur Siyaasaddeedka WADANI dib uga furmay magaalada Hargeysa

            Hargeysa, 09, April 2012 (SDN)- Wejigii labaad ee Shirweynaha 1aad ee Urur Siyaasaddeedka WADANI ayaa saaka dib uga bilaabmay hoolka hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa. Shirkan oo ay guddoominayaan Gudd shalay lagu doortay Shirka, guddidaas oo ka kooban 5 xubnood. Ugu horeyn wax aka hadlay furitaanka Guddoomiyaha Shirka Maxamed Axmed Xasan (Baashe) waxaanu ka warbixiyay…

            Read More

              Sidee loo arkay goaankii Madaxweyne Siilaanyo guddida ugu magacaabay wadahadalka Soomaaliland iyo Soomaaliya

              Hargeysa April 09,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland ayaa Habeen hore magacaabay guddi wasiiro ah oo uu sheegay in ay u gogol xaadhi doonaan wadahadal dhex mara Soomaaliya iyo Somaliland. Arintan ayaa dad badan fejiciso ku noqotay,ka dib kolkii ay ula muuqatay in marka hore haatan aaney taagneyn xili labada dhan uu wadahadal dhexmari karo. Ta labaadna waxa dad…

              Read More

                Madaxweynihii dalka Maali oo iscasilay iyo Afhayeenka Baarlamaanka dalkaas oo xilka qabtay

                Maali April 09,2012(SDN)-Gudoomiyihii Baarlamaanka dalka Maali ayaa dalka Dib ugu soo noqday ka dib markii ay hogaamiyayaasha  inqilaabka milateri ay ogolaadeen in ay hogaanka dalka ku wareejiyaan Gudoomiyaha Baarlamaanka dalkaasi si uu xukuumad ku meel gaadh ah oo Rayid ah u soo dhiso  oo talada dalka qabata. Gudoomiyaha Baarlamaanka  Mr, Tirawri, ayaa la sheegayaa in…

                Read More

                  Wasiirka Awqaafta Somaliland oo wacyigelin Maandooriyaha ku wejahan u jeediyay reer Baligubedle

                  Baligubedle April 09,2012(SDN)-Kulan  lagaga hadlayey la dagaalanka  Maandooriyayaasha  wada jirna ay u soo abaabuleen  Maamulka Gobolka Hawd iyo Wasaarada Diinta iyo awqaafta   ayaa lagu soo geba gebeeyey  Magaala madaxda Gobolka Hawd ee Balli-gubadle. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka kala socda,Maamulka degmada, Gobolka, wasaarada diinta iyo awqaafta Gobolka Hawd, Culimaa’udiin iyo wax-garadka …

                  Read More

                    Museveni:Hataabanina Haweenka Soomaaliyeed

                    Kampala April 09,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Ugaandha ayaa dhawaan mar uu la hadlayay ciidamo dhawaan u safraya Soomaaliya waxa uu uga digay in ay Dumarka Soomaaliyeed Haweystaan. “Xidhiidh isdhexgala oo aad layeelataan Haweenka Soomaaliyeed waxa uu khatar gelinayaa hawlgalada”ayuu yidhi Museveni. Madaxweynaha Ugaandha waxa uu ku celceliyay digniin ku wejahan in ciidamadu gogol dhaaf sameeyaan sida uu…

                    Read More

                      Malaawi oo Haweeney loo dhaariyay Xilka Madaxweynenimo

                      Malawi April 08,2012(SDN)-Haweenaydii madaxweyne ku xigeenka ka ahayd Dalka malaawi Juween Banda ayaa  Loo dhaariyey  xilka madaxweynanimada dalkaasi ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi Binguwa Mosariika. Dalka Maraykanka ayaa  Ku bogaadiyey dalka Malaawi dhaarinta  loo dhaariyey Haweenayda  Madaxweyne ku xigeenka kahayd Dalkaasi  Juween Banda, waxaanay waashington  talaabadan ku tilmaamtay inay tahay  talaabo ka  tarjumaysa …

                      Read More

                        Tafsiirka Quraanka Kariim oo maanta lagu soo afmeeray Masjidka 26ka Juun

                        Hargeysa April 08,2012(SDN)-Tafsiirka  30ka j is  ee quraanka  kariimka ah  oo ka socday  masaajidka  26ka  june ee  caasimadda hargeisa   ayaa maanta   lasoo gabagabeeyey. Munaasibaddan oo  ahayd mid l agu soo khatimayey  barashada  tafisiirka  30ka  jis  ee quraanka  kariimka , ayaa wax aka hadlay  agaasimaha  fatwada iyo shuruucda  islaamka  sheikh axmed  dhimbiil,     ayaa ka waramay  sida …

                        Read More

                          Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro oo si dadban qawad uga muujiyay guddiga wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, kana hadlay qodobo xasaasi ah

                          Hargeysa 08, April 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ahna guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirweynaha 1aad ee ururka Wadani oo maanta ka furmay magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cirro wada uu khudbadiisa kaga hadlay; himilooyinka ururkiisa, arrimaha doorashada raagtay ee Deegaanka, xaalada colaadaha degaamada Bariga dalka, tartanka…

                          Read More

                            Hoggaamiyaha Jabhadda Siiriya: “Qorshaha Nabadda ee Koffi Annan wuu fashilmi doonaa”

                            Dimishiq 08, April 2012 (Qurbejoog.com/Reuters)- Hoggaamiyaha jabhadda Free Syrian Army ee magacooda loo soo gaabiyo (FSA), Mr. Riad al-Asaad ayaa Axaddii maanta sheegay in qorshaha nabadeed ee dhexdhexaadiyaha Caalamiga ah Kofi Annan dhex dhigay dhinacyada dalka Siiriya uu fashilmi doono. Siday sheegtay Reuters, hoggaamiyaha Mucaaradka hubaysan ee Siiriya waxa uu qorshahan nabadeed oo dhigaya in…

                            Read More

                              SOMALILAND FOREIGN INVESTMENT LAW ANALYSIS

                              Somaliland has in abudance investable natural resources such as minerals,oil,marine resources,frankicenes,livestock,and various other raw materials. According to the World bank………. “The investment climate is an important determinant of a country’s success in raising investment levels. It therefore affects the country’s growth rate. For example, recent research on India suggests that if every Indian state attained…

                              Read More

                                A quiet sense of mission

                                Abdullahi Hassan Eyow studied petroleum geology, and spent the early part of his career searching for oil deposits trapped beneath the arid landscape of northern Somalia. Then came war, followed by life in Canada as a refugee who never stopped thinking about his homeland and what he could do to make it safer. Eleven years…

                                Read More

                                  Guddomiyeyaasha Degmooyinka Maroodijeex oo kulan maanta Hargeysa Ku Yeeshay

                                  Hargeysa April 08,2012(SDN)-Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Maroodijeex iyo isu duwayaasha wasaaradaha ee gobolka maroodijeex ayaa maanta ka dhacay xafiiska Gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargaysa. Kulankan oo ku saabsanaa is xog waraysi ku aadan xaaladaha degmooyinka, iyadoo ay mas’uuliyiinta degmooyinka iyo isuduwayaashu mid mid uga xog warameen xaaladaha dhabta ah…

                                  Read More